Sign in to follow this  
General Duke

PM of Ethiopia returns to the city that gave him refuge.

Recommended Posts

Meles Zanawi Oo Muqdisho Yimid

 

 

zanawigediyusuf.jpg

Muqdisho(Calanka.com) 05-Jun-2007

 

Ra`iisal wasaaraha dalka Itobia Meles Zanaawi ayaa waxa uu ku yimid dalka Somaliya booqasho aan horay loo shaacin iyadoo wafdigii uu hogaaminayay oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Somaliya mudane C/laahi Yuusuf ey kasoo dageen garoonka diyaaradaha caalamiga ee Muqdisho.

 

Wafdiga Meles Zanaawi oo amaankoodu aad loo sugayay ayaa waxa laga galbiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaana la geeyay madaxtooyada ee Villa Somaliya.

 

Meles ayaa xarunta Villa Somaliya kula qaatay kulan albaabada u xiran yahay masuuliyiinta sare ee dowladda Somaliya, mana cada ilaa iyo iminka wax ey uga wada hadleen kulankan masuuliyiintan.

 

Waa markii ugu horeysay ee uu soo caga dhigo carada Somaliya ra`iisal wasaaraha Itobia tan iyo markii uu ku joogay Somaliya magangalyo siyaasadeed ee dowladii marxuum Maxamed Siyaad Barre xiligaas uu Meles ahaa ahaa mucaarad kasoo horjeeda xukuumadii Mingistu ee Itobia.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meles ayaa xarunta Villa Somaliya kula qaatay kulan albaabada u xiran yahay masuuliyiinta sare ee dowladda Somaliya, mana cada ilaa iyo iminka wax ey uga wada hadleen kulankan masuuliyiintan.

 

Waa markii ugu horeysay ee uu soo caga dhigo carada Somaliya ra`iisal wasaaraha Itobia tan iyo markii uu ku joogay Somaliya magangalyo siyaasadeed ee dowladii marxuum Maxamed Siyaad Barre xiligaas uu Meles ahaa ahaa mucaarad kasoo horjeeda xukuumadii Mingistu ee Itobia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this