Abtigiis Posted June 27, 2008 Originally posted by Hunguri: Xiin, anigu reer Sheekh Cumar-ka aan aqqaano waa Galbeed-ka, laakiin Bari ka yimi. Waa niman wadaado ah, laakiin assal ahaan reer Galbeeda. Teeda kale, ninkan A&T waa nin suugaantiisu fiicantahay. Xaggaa gabaygana anigu adiga ayaan kugu dhaafayaa. Waayo hadda, waa adiga iyo isaga . Jirteenoo, hadii ay si wanaagsan jaanta isula qaado. Xoogaa, waa bawsanayaa. Mida kale, A&T wuxuu u egyahay qolyihii xadrayn jiray. Waayo Thread walba sijjaayad yar ayaa utaalla waana ka hiin raagayaa . Women section,General,Politics. Walibana dhinaca luuqqana cabashadiisu way badatay . Adiga, laftigaaga beryahan waad yara dawakhdayoo, qofkii hadlaba waxaad leedahay Sheekh Shariif ayuu wax ka sheegay. Almuhim, Jacaylbro waa sugaynaa, isagu aniga ayuu ii cammiri doonaa jawaab dheer oon qoray yaa iga halawday because it was over the maximum images allowed and I never saved it: The bottom line was Hunguri RER Galbeed Vs Rer Bari waad ku fogaatay saaxib. It wasn't meant to compare; laakiin You spoiled your 'image' when you mentioned "KALUUN". Halkaasaan ku kala tagnay!! Bille Rafle, as the Minster of Fishery, once said in a promotional forum, " Don't mind the smell. This thing[fish] is actually good. please eat it.]Loooooooolllll! Saaxiib, General section'ka Haween baa sidii tuug la qabtay oo Police sii wado mashxarad iyo foodhi ila daba galay! Orodkiibaan ku gabbo is idhi -Women section( I thought They will not suspect I could be there), but they smoked me out soon thanks to the insufferable KOOLKAT. Now, I am firmly based in POLITICS section. Xaggaa iigu soo hagaag! Xinn, now that you have no idea of Rer-Sheekh Cumar yacquub, waxba islama haysid adeer!! Anyway, Sheekhii dharbaaxadu ku dhacday ee Sheemay hadalkiina Waa kii shiraacdee ka dagay shiishka dhagaxbuure Shalay kii awoowgii shafka ku dhuftay sheekha abtirkayga Yaa Sheekooyin aan door shishleeyn maanta ii sharxiye Shaandhooyinkaa aan shirabay ee shiinka kaga shiillay iyo sheel-dhareerka uu soo shanqadhin XINNKA ma xishoode Shaah iyo rag laaluush looga dhigay shuuro ololaysa 'Sheekhyadda' aan kala shidniyo haday sharaf dhac ii keentay Shib intaa oon idhaa sidii sheekhii soo carraray Shaadhkayga maan qaato oo sharadka SOL dhaafoo Shawashawda XINN iyo maxaa shaqo-wareer keenay?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted June 27, 2008 A&T, I dont think you have any thing left to safeguard with your cheap shots about reer Bari . As far as fish concerned, weather it smells or it stinks after all its you admiting that you eat it more than me. In a nutshell, we were talking about reer Bari V reer Galbeed. Markaa, kalluunka waad cuntaa waadna qiranysaaye. Maxaa kaloo kuu dheer . Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^Another deel qaaf, no wazni walaa qaafiyah... This is the real deal, hang it some where in your living quarters waryaa: Taariikh sharriban bay ahayd sheekadaan qoraya'e Ninkii sheekha caryshee ka riday dhagaxa shiilkiisa Ee fooxa shidayyee habraha wada shabraaraayey'e Shuruuxdii minhaajkiyo runtiyo diinta shaqalkeeda Ninkii sharaca garan waayey ee shiinku gali waayey Shaf garaac ninkii reemay ee sheegtay xukumkiisa Caamada ninkii shiriyey ee feerka shidan duubtay Shakkaalkaa garbaha iyo ninkii shaxan hinraagaayey Sidii shurufle awrkii ninkii shuxunshuxoonaayey Inaad shay wadaagtaan miyyaa loo shakiyey maanta? Shikaayadu maxay tahay iyo Abtow showrka laga doodi? Maxaa laga shardaayaa waryee sharaf xummaantaada? Shiqinimadu waa shay ilaah naga shifeeyaaye'e Xikmaday shariifyadu wadaan iyo shay ku gali waaye'e Shaygaan ku weydiiyey een ku iri sheeg hadaad garato Shaatayahay waadigii ka baxay shallow ciriiryoone'e Haddaad ila shaqayn weydo oo nabada nala shucayn weydo Alshabaab sidiisan shahiid iyo wallee shuuqsi ku diline'e! Tani waa shul! Laakiin abtigiisow waa uun kugu xiiqi mooyee, waxaani waxaad fahmi karto maaha adeer. I am facing the same literary quandary Sayid Mohamed, the Master, faced! oo kula shikkaayoon illeen waa shiddiyo hoog Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 27, 2008 . Meeshan waa la is karbaashooyaa! War anigaa arbiitaro idiin noqonaayo i doorta [Xiin, makaahiil-linaayo ha cabsanin..] Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^Bishaaro,aqri sheekadii Gaalkacyo fooxle. Please dont say Xiin & A & T ha la dhex-dhexaadiyo... Ninku, waa talaadaada ma raace, tiisana kuma meel mare, tuu keenaana ku qabsatay. Even good Haneefa is begining to give up on him! Wax falan weeye awoowe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2008 Xiinn The main problem still exists. You are the judge and the jury. And very judegemental. I told you I don't mind Nepthys or Xiddigo arbitrating. Nepthys could be in a difficult position, though. Haddow baa la odhan.... EDIT: Xinn, I am thought not to return the insults of my elders. Especially, when it is coming out of desperation! Shiil iyo shareer baa ka dhacay shaantii aad jirtaye Shuruudaha nikaa uun sharaxan een shiix ba uga yabin ee odhan anaa shara-dago shuumna uma baahni Sheekha wareersanna ku ritay shaadka iyo jeebka AlShabab inuu soo shuufaa waa sheeko aan jirine Shir inaynu isla aadi iyo shaqal kale mooyee Shiinkaagii dhaafi waa anaa sheekh ah oo sharaf leh!!! Haneefah is not giving on me to your disillussionment! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^Few poets I know reproached me to quit this venture after i shard your broken lines. But i refused and told them one day the man may regain his senses back and learn from me... bal ilaah baan kugu dhaarshee look waxaad kor ku qortay ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2008 ^^^ Are they those who are writing for you? Don't listen to them? Kuwaasi dhigaagay qabaan! All the stuff they were giving you are really nonsense! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^No adeer i want to publish a more polished versoins of my poems in somali portals... just stay tuned... EDIT: I dont normally do it, but Sh. Sharif really motivated me when he succeeded translating my noble thoughts into reality. It's like I and him are on the same mental frame...so i will express that in gabayyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 A & T, if you serously think you can participate such Nabada Shiinleyda I am in the processs of lining up few heavy weightts,and it will IA commence soon, you are welcome. But you need to work on your lousy verses. you have the potential and if you develop it you may amount ot something. But you need to listen and willing to learn adeer... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2008 ^ Dear Xinn At no point did I claimed I am a poet. Infact, I am amazed I could put togather few verses. But I see you have already decided to release "an album" or perhaps " a single" some time soon. It would be a great disservice to the REAL poets and aspiring talents. Shows the urgency of the need for "Standards and Quality Control Ageny in Somali literature"! Adeerkiis, forget about my cat-fight and send me markaad dhamaysid. I am an avid fan of Somali poetry! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^Adeer wax walba ma ka murmaynaa; whether my poems are deemed 'disservice to the REAL poets and aspiring talents' is a legitimate q! As far as I can tell you are many miles away from the literary station where you can pass such judgement! That does not take away however your potentail to compose a meaningful verses instead of this firdhis of yours adeer.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2008 Real rer-bari. Wale, you will have the last word! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 27, 2008 ^^That was the tradition! Quote Share this post Link to post Share on other sites