Sign in to follow this  
xiinfaniin

A literary dual with A T!

Recommended Posts

^^^ :D:D

 

A & T, I must note that your insistence on human decency, even in your deathbed, is indeed worth the praise. Furnishing the gallery with a deel-qaaf ridden lines does not however advance your case! Granted many in the gallery may not be privy to the fine details of Somali poem rules and the required balance of its lead letters. But make no mistake, my good friend, for SOL is full of learned folks who can scan your corrupted verses with eye of intelligence, and easily sniff out the pretence of gabay and your feigning of poet quality from that of real Abwaans and their pearls of eloquence. As things stand now your lame steed, it seems, can never attain an equal footing with Xiin’s stout, and hence trying to outrun it will forever remain the stuff of a dreamer!

 

Dad baa beratamayyee

Dirac adag ma wadataa

 

To demonstrate your scoff lawness, here, below, are snippets of your clear violations of the aforementioned suugaan rules!

 

Intaadse meeshan uun shalalaxleyn sheeko baraleeyda

Show inaad taktaa haboonaan laheyd hoyga ina-YUUSUF???

 

In my presence the sufferers of frozen genius are healed, sidaa loo kaa kiciyyaa aqaan adeer! And without resorting to grammatical riddles, here again is how the above two verse should’ve been expanded and composed:

Laysma Sheego xiinow haddaad maagantahay shay’e

Intaad shaqaqaflaysanso oo halkaan shuqul huruufayso

Adigaa adeerka shinkaan qaatay shixinkiiye

Warmaad shaaxin golehaad tagtoo shuruka soo qaadid!

 

I hate to be didactic adeer, but when a man who construes joining two words together however wobbly as the height of his literary genius all the while failing to appreciate what is serous in language or lively in vocabulary, when such man comes into contact with us, I feel a solemn obligation to beat him into shape!

 

To be continued...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

I am actually the grandson of that Sheikh who fled to Dhagaxbuur.

The Sheekh I was referring to was the callaamah who when he arrived Dhagaxbuur as expellee found your ilk doing full rites on dead she-camels! As soon as he commenced sprinkling his religious scholarships around, such silly rite initiations were reversed. Hal geela oo jinaazo lagu tukunayyo waagaas u danbeysay...my uncles told me :D !

 

Now if you truly are a grandson of that Sheekh, you are my distant cousin! I need full DNA test to verify you claim though! But for now I shall continue skinning you with my cyber sword…laakiin aad kugu liilijanmaayo warmaha inta baaritaanku socdo :D .

 

edit: That you are the heckler or fooxle in the story is beyond dispute now…the difference between that great Sheekh and me is that his approach was based on inamal acmaalu biniyaat, and mine is a combination of inamal acmaalu biniyaat and baligh cannii wallow bi’ayah. In other words, I am not ceding the caamada as he did!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sixidaada waxba kama jiraan. I wish the audiences make their verdict. By the way, my two lines waad isdaba marisay (up side down).

 

but more imporatntly, RER CUMAR YACQUUB (Solers Qabiil ma aha yaa!! Waa qoys ama xaafad) maxaad isu tiihiin? Is that the Sheikh you are referring to??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^REER CUMAR YACQUUB waligay ma maqal! Apparently you dont know the Sheekh I was talking about! Kuuna sheegi maayyo!

 

As for your labadaadi layn, please dont be jizaar!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^^^ Wax Bari ka yimid, reerkaas unbaa jira adeer oo dhagaxbuur soo dagay!! I am of course presuming inaad Rer-Bari tahay. Hint: Jikaarka iyo madax-adayga! :D:D

 

EDIT: Xiin, sorry about the two lines. My mistake. But The poem is impeccable. Waxaad tidhi halagu badalo wuxuu yahay ilaa hadda magaran!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Reer Bari ma ihi! Laakiin knowing your ilk wixii Qoraxdu meeshay kasoo baxdo idinka xigaa waa reer bari including Hargeysa!

 

One Dhagax-buuri once told me, Bari wax san qorraxda uun baa ka haynaa!

 

EDIT: Adeer garteenna Xiddigaa naqaysa.

She is both abwaanad and impartial!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by xiinfaniin:

^^Reer Bari ma ihi! Laakiin knowing your ilk wixii Qoraxdu meeshay kasoo baxdo idinka xigaa waa reer bari including Hargeysa!

 

One Dhagax-buuri once told me,
Bari wax san qorraxda uun baa ka haynaa!

No, Hargiesa is not Bari. Infact, Rer-Barri has no good reputation precisely because -rightly or wrongly, they are seen Wax-walba waan daadinay kind of Indha-adayg thing. That is just a prejudice. And the man reflected that.

 

Adiguse, meeshaa dooni sheeg oo you have all the "characterstics of qorax ka soo bax". Your temperamnet and attitude leads me! :D:D

 

EDIT: I have no reason to doubt her. Welcome Xiddigo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good! Tell me then what in your mind those two lines of yours should say to us? What was the intent behind composing them? This is how i interpreted them.

 

Xiin, instead of wasting your time here with this immoderate talktiveness of yours, do you not think it would've been highly profitable had you gone to Ina Yusuf's residence in Xamar

 

Before we draw Xiddigo's expertise in to the matter, bal noo sheeg in your own words what you meant to say by composing such broken lines!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

quote:Originally posted by xiinfaniin:

^^Reer Bari ma ihi! Laakiin knowing your ilk wixii Qoraxdu meeshay kasoo baxdo idinka xigaa waa reer bari including Hargeysa!

 

One Dhagax-buuri once told me,
Bari wax san qorraxda uun baa ka haynaa!

No, Hargiesa is not Bari. Infact, Rer-Barri has no good reputation precisely because -rightly or wrongly, they are seen Wax-walba waan daadinay kind of Indha-adayg thing. That is just a prejudice. And the man reflected that.

 

Adiguse, meeshaa dooni sheeg oo you have all the "characterstics of qorax ka soo bax". Your temperamnet and attitude leads me!
:D:D

 

EDIT: I have no reason to doubt her. Welcome Xiddigo!
First of all, reer Sheekh Omar si fiican anigaa u garanaya. Secondly, A&T. Taariikhda Somalia indhaha ayaa ka tuurtaa smile.gif . Hadaan waxyar ka dhawaajiyo. Faraqa u dhaxeeya reer iyo reer Galbeed. Waxa weeye. Waa laba hadii lays ag dhigo aan waligood is gaadhayn. Anigu, Galbeed waxaan u aqqaanaa.

 

(1)Waqooyi Galbeed ( Hargaisa)

(2)Boorama ama Awdal

(3)Somali Galbeed, marka laysku daro. Jijiga,Qabri Bayax, Aw-Barre,Fiiq,Dhagax Buur ilaa sinaha Baabuli.

 

Bari:-

 

Ka biloow, Burco ama Togdheer ilaa cadceedu meeshay kasoo baxdo. Warkaasi, wuxuu ku socdaa ninka A&T, waayo isagaa reer Galbeed ah :D . Hadii nin kale, oo reer Hawd ah kaftan-ka soo galo. Bari waa sii kala jabaysaa.

 

Almuhim, Galbeed wax yaalla ma jiro. Aan ka ahayn, in Garaw si fiican looga cuno smile.gif , caano Lo'aad-na la cabbo. Waliba, L'o-dana si fiican ayay u booriyaan. "Booris". Kalmadaas, macneheeda ninkii raba waaloosii sharraxayaa. Hadaan, Bari usoo laabto. Xaqiiqda, hadan layska indha tirayn. Bari dhulkii Somali oo dhan ayaa ku jira. Xadaarad, haday noqoto dadku Bari ayay ka wada yimaadeen, Daaq iyo dhul xoolo lagu dhaqdo haday noqoto. Waxaa ku jira.

 

(1)Dooxada Nugaaleed

(2)Hawd iyo dhulkii daaqsinka Geela

(3)Taariikhdii Somali lahayd ee Darwiish-ka

(4)Bilcdii iyo Buurihii Sanaag

 

Waxaan kaloo rabaa, inankan A&T ee taariikhda indhaha ka tuura :D . Waxaan ku waydiinayaa. Ma ogtahay, assal Somali 90% qabuurahoodu inuu Bari ku yaalo :D . Oo assal ahaan dhinacaa laga wada yimi. Adigu, maanta Dhagax Buur ayaad joogtaa. Laakiin, odaygii ifkan ku keenay, Bari ayuu ku aasanyahay ;) . Hadal intuu afkaaga ku jiro ayuu ammaana yahay. Hadii kale, dee daasadahaaga iska garaaco. Wallee, Dhukko dhaw dhawdu uma dhacsana!

 

Sincerely, Wiil reer Bari oo kalluun ka dhargay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

REER CUMAR YASQUUB waa qoledee, ma xaggiisa mise waa xaggayga? Ninku wuuna waalay saaxiib!

 

Midda kale Hunguriyow meeshaad haddaad soo geleyso waa inaad tixdaadii wadataa waana shiinley adeer ee ha khaldamin!

 

Jacayl barona u yeer sidiisii ha buraanburee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Xiin, anigu reer Sheekh Cumar-ka aan aqqaano waa Galbeed-ka, laakiin Bari ka yimi. Waa niman wadaado ah, laakiin assal ahaan reer Galbeeda. Teeda kale, ninkan A&T waa nin suugaantiisu fiicantahay. Xaggaa gabaygana anigu adiga ayaan kugu dhaafayaa. Waayo hadda, waa adiga iyo isaga smile.gif . Jirteenoo, hadii ay si wanaagsan jaanta isula qaado. Xoogaa, waa bawsanayaa. Mida kale, A&T wuxuu u egyahay qolyihii xadrayn jiray. Waayo Thread walba sijjaayad yar ayaa utaalla waana ka hiin raagayaa smile.gif . Women section,General,Politics. Walibana dhinaca luuqqana cabashadiisu way badatay smile.gif . Adiga, laftigaaga beryahan waad yara dawakhdayoo, qofkii hadlaba waxaad leedahay Sheekh Shariif ayuu wax ka sheegay. Almuhim, Jacaylbro waa sugaynaa, isagu aniga ayuu ii cammiri doonaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^warkaasi war xun maaha.

 

Sh. Shariif, ninkii iga taabta waa nin uu dhinto raba adeer. If in doubt, weydii A & T meesha balaayadu ka raacday halkaas weeye! Haddese kaasi ku daa!

 

Waagaad Jacayl baro soo hesho noo soo noqo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Xiin, dee saaxiib warkaagu waa halkii reer Xamarku odhan jireen. Abaa miyaa lays bursanayaa!. Niyow, ii kaadi. Meesha aniga laftigygu wadhayda ayan tuuranayaaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waa shiin ee ogow! A & T ha u bilaabin xarafkale adeer haddii kale wuxuu oranayyaa Hunguri baa kaa deel ku gabyaye maxaa aniga layga rabaa! Deelqaafka shiinka inuu iska duex jiifaan rabaa saaxiib...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Dee waatahaye, marka iska Cawdu billaystoo. Waxaad kusoo khatintaan.

 

Sharkaw bax

Shuushoow Guur!

 

Markii, macneheeda la furo. Ayaan dhamays tiri doonaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this