General Duke Posted November 23, 2008 The main contenders. Gen Mohamoud [Cade] Muse Hirs Gen Abdullahi Ahmed Jama [ilka Jiir] Prof. Muxyadiin Ali Yusuf Prof. Umar Sheikh Ali [Farjac] Abdirahman Mohamed Mohamoud Faroole Col. Hassan Abshir Farah Nurudin Diriye Said Mohamed Raage There are many others, and they will be added to the list as the threads gets updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 23, 2008 Gen Ilka Jiir in SANAAG SANAAG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted November 23, 2008 Mr duke I am for General Ilka jiir. Waxaa uu iila muuqdaa nin puntland lugeheeda ku istaajin doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
double decker Posted November 24, 2008 I am for Said. Soo dhoweyntii Saciid Maxamad Raage Halka ka daawo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2008 I am for Gen Abdullahi as well with Pro Yusuf Ali as VP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2008 Goldogob Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2008 Musharaxa madaxweynenimada Puntland Prof. Cumar Farjac oo bari kusoo fooleh magaalada Boosaaso (Dhagayso Wareysiga Farjac) Posted to the MOL November 24, 2008, 3:39 pm audio link for Pro Farjac Dhagayso Waraysiga uu layeeshay Farjac Rabiile Cabdikariin Gabanow Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2008 Gen Ilka-Jiir meets Bari sub-clans Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2008 Gen IlkaJiir meets Bari Sub clans 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 25, 2008 Gaalkacyo: Musharax Nuuridiin Aaden Diiriye oo noqday Musharaxii ama Siyaasigii ugu horeeyey oo Puntland ah lana kulma Madaxda Galmudug State ee Koonfurta Gaalkacyo. 25. november 2008 Nice move from the man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 25, 2008 Another candidate anotehr visit. Musharah xilka madaxtinimada puntland Xasan Nuur Faarax ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyem Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar. Talaado 25. 11. 2008 source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 25, 2008 Prof Fajac oo ka tirsan Murashaxiinta ugu Cad Cad xilka Madaxtinimada Puntland oo Saagaarey Galabta Gelinkii Dame Magaalada Bosaso Ee Xarunt G/Bari Bosaso:-Waxaa Galabta si Diiran loogu soo DHowayey garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Bosaso Murashaxa madaxtinimada Puntland Mudane Prof farjac oo ka mid ah Masuuliyiinta u tartamaysa xilka Madaxtinimada Puntland ,Waxaan ku soo Xaadiray Garoonka Diyaaradah Magaalda Bosaaso Malaayiin Ruux oo si daacada u taageersanayd Murashaxaasi u tartamaya xilka Madaxtinimada Puntland Prof Farjac waxaana si diiran uga qayb qaatay soo dhowayntiisa qaybaha kala duwan ee Bulshada Ururada dhalinyarada iyo Guud ahaanba Qaybaha shacabka Reer Puntland oo ay ugu Horayaan isimada iyo Culimaa udiinta Magaalada Bosaso. Prof-Farjac ayaa galabta Markii uu ka soo Degay garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso Hadalkooba ka siiyey Weriyaasha isagoo sheegay inuu dilka u yimid sidii uu uga qayb gelilahaa Hogaankiisa isla markaasina diyaar u yahay inuu la shaqayo Hadii xilka Madax timimada ay ku guulaysto cid kale oo ka tirsan Murashaxiinta Reer Puntland. Prof Farjac ayaa ****olka ka qaaday in loo baahanyahay in la siiyo Murashaxiinta Reer Puntland Gobolada Sool iyo Sanaag Madax waynaha Puntland taas oo uu ku macneeyey Baaxada Puntland inay qayb ka tahay isla markaasina ay dadka Goboladaasi degani Xaq u leeyihiin in Markooda la siiyo Madaxtinimada Puntland . Farajac ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumada Puntland looga fadhiyo Sidii wax looga bedeli lahaa Maamulka Haatan hagraday Dad waynaha Daacad ah iyo Waxqabad la,aanta baahsan ee ka jirta Degaanada Puntland. Farajac ayaa waxa uu wacad ku maray inuu hadii uu hanto xilkan talaabo sharciga waafaqsan ka qaadayo kooxa Burcad Badeeda ah ee ka qowlaysta Xeebaha geyigha somaliya gaar ahaan Xeebaha Nugaal iyo Bari Ee Dowlad Goboleedka Puntland. Maxamed Axmed Ciise Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 25, 2008 I predict a very bloody war worser than anything the former Somalia has witnessed over the owernership of Sanaag and Sool. Will see how it goes. Ps. How come Erigavo is not included in that map? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 25, 2008 ^^^Your prediction of doom insha Allah will not come to anything. As for the Map, its quite accurate other than that error. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 25, 2008 ^^^ My prediction is building up as we communicate. You expect this to be resolved peacefully? Think about it and use your head. Ps...Next time post an "accurate" map for your region. Quote Share this post Link to post Share on other sites