Sharmakee Posted June 20, 2006 Garoowe:-Waxaa maanta magaalada Garowe ka bilowday shir ay yeelanyaan Dowlada Puntland iyo culumaa' udiinka gobalada Puntland,shirkan ayaa looga hadlayaa sidii ay dowlada iyo culumaa'udiinka ayagoo isku duuban ay u adkeyn lahaayeen amaanka gobalada Puntland. Shirkan ayaa looga hadlayaa dhaq dhaqaaqyo khal khal ku keeni kara oo ay wadaan xubno xiriir gaar ah laleh Maxkamadaha Muqdisho. Culumaa' udiinka ugu caansan gobalada Puntland ayaa ayagu soo dhaweeyey in ay dowlada kala shaqeeyaan dhanka sugida amaana iyo wacyo gelinta shacabka. Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in kulan dheeraad ah ay culumaa'udiinka la yeeshaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Maxamuud. Culimada ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Puntland MD.Cadde Musse oo lagu wado inuu soo gaaro dalka maalinta berito ah ee Isniinta. Maamulka Puntland ayaa horey digniin uga soo saaray wax uu ugu yeeray dad xukun raadis ah oo soo gashtay Shaati Maxkamado diimeed, waxayna shaaca ka qaadeen in gacan adag lagu qaban doono cid allaale oo ka hortimaada amniga gobalada Puntland. There are tons of hundreds of wadaads in putland that are culimo types in such cities galkacyo, garowe,qandela and Bosaso and that are ready for islamic rule . http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=2529 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2006 you are correct. puntland is a muslim land. however puntland will never be ruled by these clan courts. puntland has a well established system, it will change when allah chooses, and insha allahwithout violence. however lets not get excited, the areas arond banadir need help and justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Modesty Posted June 22, 2006 let's hope mogadishu becomes safe like garoowe. I love mogadishu!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawralo Posted June 22, 2006 Wait a minute. In other words; somalis are actually expressing support for an ideology different than qabyaalafd? :confused: Cajiib! Quote Share this post Link to post Share on other sites