Sign in to follow this  
Liibaan

Abahaha Somalidiid Meles OoKu Tilmamay Abaha Somaliweyn SayidMaxamed Halgame Geesi Ah

Recommended Posts

Liibaan   

Meles Oo Ku Tilmaamay Sayid Maxamed Halgame geesi Ah

 

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa sheegay in Sayid Maxamed Cabdule Xasan uu ahaa Halgame Naadir ah.

 

Mar uu Ra’iisal Wasaaruhu ka hadlayay kulan Video Conference ah oo uu la yeeshay Xukuumada Degaanka Soomaalida Ee Ethiopia oo todobaadkan horaantiisii lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan ayuu kaga Warbixinayay Taariikhda ay leeyihiin dadka Qowmiyada Soomaalida Wuxuu sheegay in shacabka Soomaalidu uu yahay shacab dhiiran oo geesi ah oo soo maray halgan ku dayasho mudan.

 

Wuxuu Ra’iisal Wasaare Meles sheegay in Sayid Maxamed Cabdule Xasan lagu tilmaami karo Aabihii Halgamada Qaarada Afrika. “Sayid Maxamed Cabdule Xasan oo reer Galbeedku u yaqaanaan “The Mad Mullah”, wuxuu ahaa geesi, gabyaa, xaq u dirir ah oo u dhashay Degaanka Soomaalida”. ayuu yidhi Meles Zenawi

 

Isagoo hadalkiisa sii wata, waxaa uu Ra’iisal wasaare Meles uu sheegay “Ilaa iyo wakhtigan casriga ah waxaa laga Amakaagaa mucjisana ah, Aftahanimada, xeel dheerida & garaadka uu lahaa Sayid Maxamed Cabdule Xasan. gabayadiisa oo luqado badan lagu tutjumay ayaa daafaha dunida oo dhan laga wada yaqaanaa”

Wuxuu Ra’iisal wasaare Meles uu sheegay in loo baahan yahay in la dhawro Taariikhda & hidaha Shacabka Degaanka Soomaalida

 

 

 

Hadalka Meles Zenawi ayaa ku soo beegmaya iyada oo Xukuumadda degaanka Soomaalida Ethiopia aay wodo dadaalo lagu doonayo in la helo Lafahii Sayid Maxamed Cabdule Xasan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inu Sayidka geesi yahay la isku ma heysto. Laakinse adigu maxaa tahay. ninka marna dagaal somali dhexdiise u sacbiniya, sagoo wadan ajanabi jooga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

“Sayid Maxamed Cabdule Xasan oo reer Galbeedku u yaqaanaan “The Mad Mullah”, wuxuu ahaa geesi, gabyaa, xaq u dirir ah oo u dhashay
Degaanka Soomaalida
”.

Mr Liibaan, you missed the points Melez was trying to convey, he was making the point that the "Deegaanka Soomaalida" is still and will always be part of Ethiopia.

 

 

It is unfortunate case that many Somalis fall for Melez's trap, he is master tactician and can score great goals without harming anyone, who in turn, will convey and deliver what he said, as was the case of this thread!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdisamad cali shire shamed the dervish legacy , when he said We will tell our children how great the Ethiopian nation is , when he was opening the Ethiopian consulate in garowe ,and the worse part is the guy hails from Taleex region. Ina cabdilla xassan would be so disappointed wuxu odhan laha ma waxan banu qalcadu u dhisnay , ma waxan banu gabay ku amani jirnay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this