Sign in to follow this  
Xoogsade

TFG Clan Militia Can't Decide who Among them Should Loot.

Recommended Posts

Xoogsade   

Xiisad xoogan oo wali u dhaxeysay Ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga oo shalay dagaal ku dhex maray Isgoysyada Bakaaraha iyo H/Wadaag Muqdisho, 15-Jan-2007@[buurhakaba Media]

 

 

 

 

Inkastoo Isgoyska Bakaaraha iyo kan H/wadaag ay saaka degan yihiin ayaa hadana waxaa la dareemayaa xiisad wali taagan oo u dhaxeysa Ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga oo shalay halkaas ku dagaalamay.

 

Labada Isgoys ee H/wadaag iyo Bakaaraha ayaa shalay waxa ka dhacay dagaal muddo socday oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda dhexdooda in kastoo markii dambe dagaalka ka qeyb qaateen kooxaha Kacdoonka ka wada Magaalada Muqdisho.

 

Labada Ciidan ee ka kala tirsan Milateriga iyo Booliska ayaa isku haya muran dhinaca lacagta canshuurta ee laga qaado gaadiidka, waxaana bar koontarool lacagta gaadiidka looga qaado ku sugan Ciidamada Booliska, waxaana sida la sheegay Ciidamada Milateriga doonayaan in qeyb laga siiyo lacagtaas, taasoo Ciidamada Booliska ay diidan yihiin.

 

Isgoysyada Bakaaraha, H/wadaag iyo Aadan Cadde oo ah kuwo inta badan kaabiga ku haya Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa ku kala sugan ciidamo kala duwan oo ka kala amar qaata Maamulka Gobolka Banaadir, Taliska Booliska iyo Nabad Sugida, waxaana intuba Ciidamadaas yihiin kuwo is dhex galkoodu uu aad u yar yahay, waxaana ka dhex taagan kala shaki aad u weyn.

 

Iyadoo ay sidaa tahay ayaa Kooxaha kacdoonka waxay marar qaar ka faa'ideystaan isku dhacyadooda oo labadii maalmood ee u dambeysay ay Ciidamada dhexdooda ku dagaalameen isgoysyadaas, kaasoo markii dambe ay kooxahaas ka qeyb galeen.

 

http://www.ruunkinet.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Saaxib, I was busy, and I travelled. I am back though still busy.

 

 

How are your parents in Muqdisho doing? Are they alright?

 

Baydhabana maxaa waroo ka heysaa? I read some Xabashi minister by the name muffin or was it musfin came to visit the town on wednesday to make sure the newly appointed shoeshiners don't forget who hand-picked them.

 

Mukhtaar rooboowna maka war heesaa saaxib? :D One more year of no surrender and inshallah Baydhabo will be back to the locals.

 

PS: Qansaxdheere Baydhabo maku dhowdahay? Heard the town is in teh ahnds of the locals who are not sympathetic to the warlords camped in Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waalidkeyga waa nabadooda, Eebba mahadiis. Baydhabana war kama haayi, adiga camal lee ka ahay.

 

Qansaxdheerana galbeedka waqooyiga Baydhabo ayee ku taalaa, dhanka Gedo, jidka Baardheere aado markii lasii raaco.

 

south_somalia_small.jpg

 

In this map, meesha "Ganzardera" ku qorantahay waaye, oo Diinsoor korkeeda ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Thanks for the detailed map. The town is not that far from Baydhabo. Btw, do you remember or still keep contact with the guy who used to write from Burhakaba on SOL? I had him in mind when I asked you about Baydhabo. I remember you two wanting to exchange personal e-mails. Hope he is alive and doing well. I forgot his username but he used to write few times before the Ethiopian troops rolled down the road to Muqdisho to occupy it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this