Qudhac Posted January 23, 2005 Madaxweynaha Somaliya oo booqday Kaniisad ku taal Kenya, Nairobi :- Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa todobaadkan ka qeyb galay xus loo qabtay Askartii Talyaaniga ee ku dhintay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, xuskaasi oo ka dhacay Kaniisad ku taal degmada Nyeri ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa shalay oo Jimce ahayd ka qeyb galay xuskan u gaarka ah askartii Talyaaniga, booqashada Madaxweynaha ayaa ahayd mid aan lasii shaacin. Madaxweynaha oo munaasabadaa ka qeyb qaatay ayaa la sheegay in ka qeyb galkiisaas looga dan lahaa in dowlada Soomaaliyeed ay ku muujiso sida ay uga xuntahay burburkii loo geystay qabuurihii Talyaaniga ee ku yaalay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya. Madaxweynaha ayey munaasabadaa ku wehliyeen xubno kamid ah Dowlada Federaalka ee Kumeel Gaarka iyo waliba ergayga gaarka ah ee dowlada Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. :eek: :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted January 23, 2005 What choice does he have, if some of his compatriots are barbarians enough to go and dig up 100 hundred year old graves. he has to show not all of us agree with those who did this act. It was very well calculated of the President and I say kudos to him for that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shirwac Posted January 24, 2005 I like the fake picture! Whoever made it should've done a better job at matching the super imposed images. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 24, 2005 Kudos to Yeey for showing not all Somalis agree with the miserably bunch that dug up the graves. Iam glad he had the mind and sense to calm down the matter, and apologize to the Italians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted January 24, 2005 Well deserved kudos, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites