General Duke Posted January 2, 2008 Labadii hablood ee u shaqaynayay MSF Spain oo la sii daayay( War deg deg ah ) Last Updated::2008-01-02 16:02:05 Bosaso:-Labadii hab lood ee u shaqaynayay hay'ada MSF Spain ee afduubka loogu haystay duleedka magaalada Bosaso ayaa goor dhawayd la sii daayay Habalahan oo u kala dhashay dalalka Arjanintina iyo Spain ayaa haatan waxa ay ku sugan yihiin Internatioanal Village Ilaa iminka lama oga in kooxdii dablayada ahayd ee haysatay la siiyay lacag madax furasho ah taas oo ay horay u dalbadeen iyo in kale Wixii faah faahin ah haka dheeran HorseedNet Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 2, 2008 Halkan ka daawo muuqaalo ku saabsan wax qabadka shaqaalaha MSF Spain ee maanta lagasii daayay afduub lagu heystay muddo 7-aad ah. Shaqaalaha ururka dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF Spain oo muddo todobaad ah lagu heystay gobalka bari ee dalka Soomaaliya waxaa ay ka mid yihiin shaqaale caalami ah oo shacabka Soomaaliyeed u qabtay wax badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin,waxaana howshoodu ay tahay mid aan dahsoonayn oo caalamka oo dhan laga wada ogaaday. Afduubayaasha Soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay dhibka iyo qafaalashada ka daayaan dadka meelaha fog fogugasoo gurmaday oo ay suuragal tahay xilliyada ay qafaalanayaan in ay dad qaraabo hoose la ah wax u qabanayaan ugu yaraanti, hadiiba aanay iyaga qafaalanaya wax u qabanin xiligaa. Bal cin waanka hoose ka daawo sawirro muujinaya wax qabadka dhabta ah ee shaqaalaha hey’adan ee maanta lasii daayay ay u sameeyeen bulsho weynta Soomaaliyeed. Halkan ka Daawo Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmoyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 3, 2008 Good news indeed. What is next is to bring these criminals to court, otherwise they will do it again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 3, 2008 ^^^Indeed, they must be punished, but its great news, no bloodshed and the admin should be commended for the way they handled it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 3, 2008 Yes, it will have beeb a real tragedy if these two fine aid workers were harmed. The admin gets credit for the peaceful resolution but still faces the task of restoring security in Punltand. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 3, 2008 Puntland will change soon enough, its needs a smaller government of technocrats to build the state infrustructure. Quote Share this post Link to post Share on other sites