Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: two relief workers freed unharmed

Recommended Posts

Labadii hablood ee u shaqaynayay MSF Spain oo la sii daayay( War deg deg ah )

Last Updated::2008-01-02 16:02:05

 

Bosaso:-Labadii hab lood ee u shaqaynayay hay'ada MSF Spain ee afduubka loogu haystay duleedka magaalada Bosaso ayaa goor dhawayd la sii daayay

 

Habalahan oo u kala dhashay dalalka Arjanintina iyo Spain ayaa haatan waxa ay ku sugan yihiin Internatioanal Village

 

Ilaa iminka lama oga in kooxdii dablayada ahayd ee haysatay la siiyay lacag madax furasho ah taas oo ay horay u dalbadeen iyo in kale

 

 

Wixii faah faahin ah haka dheeran HorseedNet

Share this post


Link to post
Share on other sites

Halkan ka daawo muuqaalo ku saabsan wax qabadka shaqaalaha MSF Spain ee maanta lagasii daayay afduub lagu heystay muddo 7-aad ah.

 

Shaqaalaha ururka dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF Spain oo muddo todobaad ah lagu heystay gobalka bari ee dalka Soomaaliya waxaa ay ka mid yihiin shaqaale caalami ah oo shacabka Soomaaliyeed u qabtay wax badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin,waxaana howshoodu ay tahay mid aan dahsoonayn oo caalamka oo dhan laga wada ogaaday.

 

Afduubayaasha Soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay dhibka iyo qafaalashada ka daayaan dadka meelaha fog fogugasoo gurmaday oo ay suuragal tahay xilliyada ay qafaalanayaan in ay dad qaraabo hoose la ah wax u qabanayaan ugu yaraanti, hadiiba aanay iyaga qafaalanaya wax u qabanin xiligaa.

 

 

Bal cin waanka hoose ka daawo sawirro muujinaya wax qabadka dhabta ah ee shaqaalaha hey’adan ee maanta lasii daayay ay u sameeyeen bulsho weynta Soomaaliyeed.

 

 

 

 

 

Halkan ka Daawo

 

Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com e Muqdisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmoyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, it will have beeb a real tragedy if these two fine aid workers were harmed. The admin gets credit for the peaceful resolution but still faces the task of restoring security in Punltand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this