Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: fighting reported.

Recommended Posts

Dhawaqa rasaas culculus oo caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.

 

Posted: 9/30/2009 12:18:00 AM

Shabelle: KISMAAYO.

 

Dhawaqa rasaas culculus ayaa caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.

Dhawaqa rasaasta culculus ee laga maqlay magalada Kismaayo ayaa qeybtooda hore waxa ay ka dhaceen xaafadaha xiga dhanka dekada magaalada Kismaayo iyadoona ay intaasi ka dib ay ka dhaceen qeybta labad ee xaafadaha bartamaha magaalada oo aan ka fogeyn dekada kismaayo.

 

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ganacsiga magaalada albaabada la isagu dhuftay dadkuna ay ku xaroodeen xaafadahooda magaaladana laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kaliya.

Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa dhawaqa rasaastaasi cul culus ee caawa laga maqlay gudaha magaalada kismaayo waxayse kusoo aadayaan xilli magaalada ay ka jirtay xiisad kacsanaan ah.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

 

 

Fadlan wixii Qalad ah Nala Soo xariir radioshabelle@ymail. com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in caawa qarax uu ka dhacay magaalada Kismaayo.Hadaba si aan u ogaano dhab ahaanshaha warkan, ayaanu daba gal ku sameynay warkan,waxaana soo ogaanay inuusan jirin wax qarax oo caawa ka dhacay Kismaayo balse ay jirto dhawaaqa madaafiic ka dhaceysay qoryo waaweyn oo la tijaabinayey.

 

Dhanka kale xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan marka laga reebo ismari waaga siyaasadeed ee ka jira magaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Farancab, xaalka Kismaayo hurdada kaa soo kicisee maxaa jiro? Tolka are in the conflict miyaa?

MM, my tolka are in peace. And I slept well much. As for Kismaayo, I hope it won't be like Xamar :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this