General Duke Posted September 29, 2009 Dhawaqa rasaas culculus oo caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose. Posted: 9/30/2009 12:18:00 AM Shabelle: KISMAAYO. Dhawaqa rasaas culculus ayaa caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose. Dhawaqa rasaasta culculus ee laga maqlay magalada Kismaayo ayaa qeybtooda hore waxa ay ka dhaceen xaafadaha xiga dhanka dekada magaalada Kismaayo iyadoona ay intaasi ka dib ay ka dhaceen qeybta labad ee xaafadaha bartamaha magaalada oo aan ka fogeyn dekada kismaayo. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ganacsiga magaalada albaabada la isagu dhuftay dadkuna ay ku xaroodeen xaafadahooda magaaladana laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kaliya. Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa dhawaqa rasaastaasi cul culus ee caawa laga maqlay gudaha magaalada kismaayo waxayse kusoo aadayaan xilli magaalada ay ka jirtay xiisad kacsanaan ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Fadlan wixii Qalad ah Nala Soo xariir radioshabelle@ymail. com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 29, 2009 Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in caawa qarax uu ka dhacay magaalada Kismaayo.Hadaba si aan u ogaano dhab ahaanshaha warkan, ayaanu daba gal ku sameynay warkan,waxaana soo ogaanay inuusan jirin wax qarax oo caawa ka dhacay Kismaayo balse ay jirto dhawaaqa madaafiic ka dhaceysay qoryo waaweyn oo la tijaabinayey. Dhanka kale xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan marka laga reebo ismari waaga siyaasadeed ee ka jira magaalada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2009 Farancab, xaalka Kismaayo hurdada kaa soo kicisee maxaa jiro? Tolka are in the conflict miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 30, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Farancab, xaalka Kismaayo hurdada kaa soo kicisee maxaa jiro? Tolka are in the conflict miyaa? MM, my tolka are in peace. And I slept well much. As for Kismaayo, I hope it won't be like Xamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 30, 2009 According to Halgan.net, there is no fighting in Kismayo. It was alshabaab test firing, and not an actual fighting Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 30, 2009 It is only a war on the media so far ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 30, 2009 Gosh... lets hope it doesn't get serious. Or else we might find out that *BOB has had a heart attack Quote Share this post Link to post Share on other sites