Liibaan Posted June 16, 2010 Jaliyada SSC AUSTRALIA Oo Tageertay Hogaanka SSC Cabaraysayna Farole una Digtay SNM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 16, 2010 Shir balaadhan oo siweyn loo soo agaasimay ayna isugu yimaadeen jaaliyada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia, ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 14/06/2010 ka dhacay magaalda Melbourne, shirkaasoo lagu lafoguray dhamaan xaaladaha guud ee deegaanka SSC iyo guud ahaanba soomaaliya, halkaas oo ay ka hadleen odayaasha, wax garadka, aqoonyahanada, culimaa’udiinka iyo qaybaha kale ee bulshadu, wada tashi dheer dabadeed waxaa ka soo baxay baaqyadan hoos ku qoran Daawo Sawiradd a. TAAGEERO: [Ku socota Hogaanka SSC, Golaha Khusuusida, Garaadada, iyo Waxgaradka SSC] Annagoo ah dhammaan jaalliyadda SSC (Sool Sanaag iyo Cayn) ee ku dhaqan Magaalada Melbourne, Australia, waxaannu si buuxda u taageersannahay hoggaanka midaynta iyo badbaadada SSC.Waxaannu ku taageeraynaa dadaalka ay ugu jiraan soo celinta deegaannada SSC ee maamulka Soomaali-diidku gardarrada kusoo galeen. CAMBAARAYN: [Ku socota Faroole iyo Maamulkiisa] Waxaanu si toos ah u cambaaraynaynaa maamulka Cabdiraxmaan Faroole faro-gelinta qaawan iyo hagardaamada cadaawadda leh ee uu ku hayo soo celinta deegaannada ka maqan SSC. Sidoo kale waxaannu ku cambaaraynaynaa Faroole aflagaadadii uu u geystay isimmada iyo hogaanka beelaha SSC ee ku howlan soo celinta deegaannadooda maqan. DIGNIIN: [Ku socota Somalidiidka/SNM] Waxaanu digniin u diraynaa maamulka Soomali-diidka ah inay si degdeg ah oo shuruud la’aan ah uga baxaan deegaannada SSC ee ay soo galeen. Sidoo kale waxaanu maamulka Soomali-diidka ah ku eedaynaynaa xasuuqii ay ka geysteen magaalada Buuhoodle iyagoo adeegsadey maleeshiyaad-beeleed loo soo geliyey shaadhka askarta Ethiopia. MAHADNAQ: [Ku socda shacabka Soomaaliyeed ee 1. Caabudwaaq, 2. Galmudug, 3. Mudug, 4. Bari, 5. Nugaal] Waxaanu u mahadnaqaynaa beelaha Caabudwaaq iyo Galmudug taageeradii ay u muujiyeen shacabka SSC, waxaanu sidoo kale ugu mahadnaqaynaa beelaha deggan gobolada Mudug, Bari iyo Nugaal sida ay u taageersanyihiin halganka SSC. Wabilaahi Towfiiq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 16, 2010 i hope reer australia na inana lacag laga dhicin. inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 16, 2010 Thanks Liban for the update. Gorgeous pics. well done reer Australia.. Xaji just avoid these threads if you dont have anything good to say. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 ^Don't mind Xaaqo Candhuuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cyber_Nomad Posted June 16, 2010 nice hall I wonder how much it costs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 16, 2010 Yeah Che these ppl with the negative comments are not worth the attention... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 16, 2010 seems organised in the diaspora can't say the same about backhome though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 16, 2010 Libaahe the Diaspora members are mostly individuals that are driven by clan interest or even want to fill their pockets we witnessed that before , the thing is they don’t really care what happens back home, they just want to inject their clan ideology on the peace loving people of eastern Somaliland. Even if they have to sacrifice human lives to accomplish their goal, it wont effect them they live abroad. But Somaliland will protect its citizens from these foreigners Quote Share this post Link to post Share on other sites