Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Qaybta Booliska Gobolka Sool iyo Xafiiska Laanta Socdaalka maanta xadhiga ka jaray + Daawo Maqal iyo muuqaal Posted to the web on Mar 14 S Halkan ka daawo Qaybta booliska iyo laanta socdaalka oo xadhiga laga jaray laascaanood. Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali cabdilaahi ciro ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed cali sandule wasiirka cadaalada iaxmed xasan cali casoowe wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland taliyaha qaybta booliska badhasaab xigeenka mayerka degmada laascaanood iyo saraakirsan ciidanka booliska wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isagkaoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood isaga oo arimahaas ka hadlayana wuxuu yidhi isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. holhol.net holholnews@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 14, 2010 To oppress, torture, and jail more SSC people Insha Allah, soon our SSC region will be free and proud again Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 Originally posted by 'Dalmar': To oppress, torture, and jail more SSC people Insha Allah, soon our SSC region will be free and proud again No to maintain the peace and stability in the region And to protect the people from sool from any kind of aggressor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 14, 2010 Somalidiid/snm are the aggressors and they waging unjust war against people of SSC based on ancient colonial map Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 No one is waging a war Against their own people , The Somaliland police forces are there to keep the peace and to protect its citizens that’s what we call law and order. Are you against law and order. Hows the khuusiisi doing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 14, 2010 Now Xaaji, reasoning is not your forte. Please get on with your digs which are funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted March 14, 2010 SSC - the very word you use has no real meaning only to a people who have no idea. Lets start with Sanag .....80 in the hands of Somaliland forces, Sool 100% in the hands of Somaliland. Cayn --- doesnt exist saxib, if you are refering to the region of buhoodle..its a special circumstance, a few people appose and instead of butchering them the southern and pirate way of business we wait and liberalise them and work with clan leaders when ready we move in, not one drop of blood is spilt and thus peace is maintained. The Somalilander way, The intelligent way. loooooool, good luck las canod....and keep growing...Republic of Somaliland. if you disagree then build an army and come, if not crying over your computer aint going to do anything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted March 14, 2010 ^^All the fakeness, alias, aside...We know that you're hurt . This SL sh!t took over your mind. Get your money, and focus..mayne. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2010 Another step forward ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo xadhiga ka furay qaybta booliiska iyo laanta socdaalka Laascaa Warkii 14-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS Wasiirka arimamha gudaha somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka(Imagration Office) ee Gobolka Sool ee laga furay magaalada Laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas.waxaana Wasiirka ku weheliyay waftigaas furitaanka wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule), Wasiirka Cadaalada Axmed Xasan Cali Casoowe, wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland Qawdhegayste, taliyaha qaybta booliska,Gooni, badhasaab xigeenka,Dhinbil, mayerka degmada laascaanood Canbaashe Aw-Daahir iyo saraakiil badan oo ka tirsan ciidanka booliska. Wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka Sool, waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isaga oo u mahadceliyay shirkada Daldhis oo uu masuulka ka yahay Eng Iiidi Amiin,isaga oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay, wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda. Sidoo kalena waftiga wasiirada ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland, ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood, wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah Wajaale, Lowyacado iyo tan magaalada laascaanood. Isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka Sool, iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. Dhowaan ayaan idiin soo gudbin doonaa sawirada iyo video ku saabsan xafldaas hadii ilaahay idmo. Afnugaal+holhol News. Contact:info@afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 Wasiirka arimaha gudaha ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybta policeka iyo laanta socdaalka wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool, Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada, Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed (cali sandule) wasiirka cadaalada Axmed xasan cali (casoowe) wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland maxamuud garaad maxamed (Qawdhagayste) taliyaha qaybta booliska maxamed saleebaan gooni badhasaab xigeenka gobolka ahna kusimaha badhasaabka Maxamed cabdi dhinbiil daad mayarka degmada laascaanood canbaashe awdaahir x.xasan iyo saraakirsan ciidanka booliska . wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool, isagoo xadhiga ka jaray taliska qaybta bilayska isagoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda. sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood. isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. Gabiley Desk lasanod Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 14, 2010 is this new paint or did they build the office Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 15, 2010 Its a new Building Build in laascanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted March 15, 2010 laanta socdaalka/Immigration office for security and control reasons this was very much needed office in the future the office will be moved to tukarag near garowe where the border is. no more open somaliland borders Love it or hate it somaliland is making progress and local people are at the core of everything, i wonder what those that call for war and bloodshed have to offer other than tribe trash they propagate from far away western countries. Quote Share this post Link to post Share on other sites