Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Insecurity grips Kismayo

Recommended Posts

NAIROBI, 13 May 2008 (IRIN) - Gangs of armed men have set up roadblocks in and around Somalia's coastal city of Kismayo, 500km south of Mogadishu, causing serious insecurity.

 

"People's livelihoods are at stake and aid agencies have abandoned Kismayo because of the security problem," said Dahir Ali, an official with the human rights group SEDHURO. "This needs a resolution now."

 

He said: "There is a roadblock on every corner and street, making it very difficult for people to conduct their day-to-day activities."

 

Most international aid agencies have left Kismayo due to the insecurity. In January, services at the only hospital were halted after four people - including two foreign aid workers - were killed in a blast.

 

The two aid workers, a Kenyan surgeon, Dr Victor Okumu, 51, and French logistician Damien Lehalle, 27, were working for Médecins Sans Frontières (MSF-Holland), which was running the hospital.

 

Ali said the insecurity posed by the many roadblocks was due to a lack of "a proper and effective local administration".

 

However, Bile Abdi, a city elder, said local leaders were working hard to contain the situation and solve the problem "once and for all".

 

Abdi said the main problem was a mutiny by local security personnel over non-payment of salaries.

 

"We are going to resolve the salary issue today or tomorrow," he said. "Once that is solved, all security personnel will be encamped, thus allowing for the identification and arrest of the freelance gunmen who have been the major cause of insecurity in the town.

 

"There is a meeting of all clans going on right now to bring every clan on board to fight the criminals as a unified community," Abdi said.

 

However, a Kismayo businessman, who requested anonymity, told IRIN that city residents had little faith that local leaders would deal with the problem.

 

"This is something that keeps coming back and only an effective administration can deal with it," he said.

 

He added that the clans needed to come together to set up a unified and strong administration: "I don't know what they are afraid of."

 

Ali said local leaders were caught up in the fight between the Transitional Federal Government (TFG) and insurgents, mostly loyal to the Union of Islamic Courts (UIC). The UIC, which was in control of much of south-central Somalia, was ousted by combined Ethiopian and TFG forces in December 2006.

 

He said if an administration was set up and one side or the other saw it as "pro-UIC or TFG, then it is doomed before it even begins work. That is why it is taking so long to come up with one. They want to make sure that neither side is offended."

 

He, however, warned that the city could not be kept "in no man's land for long".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Very sad indeed, whenever the beast Huuraale goes there the city dwellers have to endure the worst disasters of robbery, murder and targetted asassinations, property and human displacement, gang street fire exchanges and unaccounted number of Isbaaros... The bafoon is in the da house, no wonder security is at all time low...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Labo ruux oo ku geeriyooday Tacshiirad xalay ka dhacday bartamaha Kismaayo iyo ciidanka amaanka ee magaaladaasi oo..

 

Labo ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay ka dib markii nin hubeysan uu tacshiirad xooggan ooda kaga qaaday fiidnimadii xalay goob biibito ah oo ay fadhiyeen dad dhalinyaro u badan, taasoo ku taala xaafadda la yiraahdo Aargo oo ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.

 

Geerida labada ruux oo midkood uu ka mid ahaa maleeshoyooyinka magaalada Kismaayo ayaa ka dambeysay ka gadaal markii nin hubeysan oo watay qori Ak 47- ah uu soo dul istaagay maqaahi lagu qayilo oo ku taala xaafada Aargo ee magaalada Kismaayo isagoo ka dibna ooda kaga qaaday dadkii maqaayadaasi fadhiyey rasaas aan loo meel dayin oo keentay in ay dhintaan labo ruux oo dhalinyaro ah, kana mid ahaa dadkii biibitada fadhiyey.

 

Sida warku sheegayo ninka dableyda ah ayaa u dan lahaa inuu dilo ninka maleeshiyaad ah ee ka midka ahaa dadkii maqaayada fadhiyey oo xurguf hore ay u dhexeysay, hase ahatee waxaa rasaastii uu furay ay haleeshay ninkaasi iyo nin kale oo maqaayada wax ka fadhiyey, iuyadoio ciidamada amaanka ee magaalada Kismaayo ay ku guuleysteen saacado ka dib iney gacanta ku soo dhigaan ninkaasi oo isku dayayey inuu baxsado.

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Cabdishakuur Cilimi Xasan

cabdishakuur48@live.com

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Goternburg, Sweden

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Kismaayo: Dadweynaha Kismaayo oo cabasho ka muujinaya amaan La'aanta Magaalada & Isbaarooyinka yaala gudaha Magaaladaasi.

13. maj 2008

 

 

Kismaayo(AllPuntland)- Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose oo aysan ka talin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa dadka ku dhaqan waxa ay cabasho xoog leh ka muujinayaan Amaan La'aanta ka jirta Magaaladaasi.

 

Kumanaan dad ah oo iskugu tagaya Goobaha ay dadku ku falanqeeyaan xaaladaha Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ayaa siweyn waxa ay ugaga hadlayaan xaaladaha amaan ee Magaalada Kismaayo & Wadooyinka uxiran Kooxaha Maleeshiyaadkaa.

 

Odayaal Iskood isku taagay iskuna dayay Qaadida Isbaarooyinkan ayaa ku guuldareystay waxaana soo baxaya in ay Kooxahan Isbaarooyinka dhigtay sheegayaan in ay meelahaasi ay ku sii heynayaan Isbaarooyinkooda.

 

Odayaashan ayaa walaac ka qaba dhibaatooyin amaan daro oo ka dhaca meelo ka mid ah Magaalada Kismaayo hadii ay dhacaan Iska horimaadyo dhexmaraya Kooxaha Magaalada Kismaayo gacanta ku haya & Kooxahan hubeysan.

 

Gaadiidka Magaaladaasi galaya ayaa laga qaadayaa Lacago kala duwan oo ay kala qaadayaan Labo Maleeshiyo beeleed oo ka soo wada jeeda Halka Beel ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose gacanta ku heysa.

 

Guryo dhowr ah oo kuyaala Magaalada Kismaayo ayaa habeenkii xalay ahaa Kooxo hubeysan gudaha uagleen ,waxa ayna ka qaateen Alaabooyin kala duwan ,inkastoo ay geysteen Falal ka soo horjeeda Xuquuqda Aadanaha.

 

Lama ogaan karo meel xaal ku dambeyn doono ,waxaana soo conaya dadaalo ay markale isku dayayaan Odayaasha dhaqanka ee magaaladaasi Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose oo Sannadahan ay ku soo badanayeen falal noocaan oo kale ah.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Xaalada amaan ee Kismaayo oo faraha ka baxday “Hey’adaha Xuquuqda aadanaha oo ka deyriyay amaan darada magaalada la dagtay”.

 

Iayadoo magaalada Kismaayo ay u muuqato hoyga rabshadaha iyo qalalaasooyinka ayaa hey’adaha xuquuqda aadanaha u dooda ee gobalka Jubada hoose waxaa ay si weyn uga qeylo dhaamiyeen amaan darada ay magaalada Kisamayo ehelka u noqtay maalmihii lasoo dhaafay.

 

Iayadoo magaalada Kismaayo ay u muuqato hoyga rabshadaha iyo qalalaasooyinka ayaa hey’adaha xuquuqda aadanaha u dooda ee gobalka Jubada hoose waxaa ay si weyn uga qeylo dhaamiyeen amaan darada ay magaalada Kisamayo ehelka u noqtay maalmihii lasoo dhaafay.

 

Kooxo burcad ah oo hubeysan ayaa jid gooyooyin ka sameystay in badan oo ka mida xaafadaha magaalada Kismaayo oo qiyastii 500 oo kilo mitir dhanka koofureed kaga beegan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho taas oo sabab u noqotay xaalado amaan daro oo aad u halis ah.

 

"Nolosha dadka maagaladu khatar ayay ku jirtaa,hey’adaha gargaarkuna way ka baqo qabaan in magaalada ay yimaadaan oo ka shaqeeyaan iyadoo sababtuna ay tahay amaan darada oo gaartay heerkii ugu sareeyay”sidaasi waxaa wakaalada wararka IRIN maanta u sheegay Daahir Cali oo ka mida masuuliyiinta hey’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee SEDHURO.

 

“Tani waa mushkilad aan lagu sii dhex jiri karin una baahan in xal deg deg ah loo helo”ayuu yiri Daahir Cali intii uu socday wareysiga uu maanta siiyay wakaalada wararka bini’aadanimada qaramada midoobay ee IRIN.

 

”Waxaa jira jid gooyooyin la dhigay meel kasta taas oo dadka aan u saamexeynin in howl maalmeedkooda ay u baxaan”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay masuulkani.

 

Inta badan heyadaha gargaarka caalamiga ah waa ay isaga bexeen magaalada Kismaayo sababo la xariira xaaladaha maan daro ee magaaladu ay ehelka u noqotay.

 

Bishii Janaayo ee sanadkan waxaa hakad uu ku yimid howlihii halka isbitaal ee magaalada ka shaqeynayay,kadib markii qarax bambaano lagu dilay 4 ruux oo 2 ka mida ay u kala dhasheen dalalka Kenya iyo Ingiriiska una shaqeynayay ururka dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn.

 

Mid ka mida oday dhaqameedyada magaalada Kismaayo oo lagu magacaabo, Bile Abdi, ayaa isna u sheegay wakaalada IRIN in wax garadku ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku dooanyaan xasaradaha magaalada ka taagan in ay ku qaboojiyaan.

 

Odaygan ayaa sheegay in ciidamada amaanka oo aan la siinin wax mushaaraad ah bilihii lasoo dhaafay ay shaqadii joojiyeen taasina ay keentay in xaalada amaanku ay faraha ka baxdo.

 

”Dhibaatada xaga mushaaradka ah maanta amaba ugu dambeyntii barri ayaan isku dayaynaa in aanu xal u helno”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay oday dhaqameedku.

 

“Waxaa hada magaalada ka soconaya kulamo ay leeyihiin wax garadka dhamaanba beelaha gobalka daga waxaana kulamadaa ujeedadoodu ay tahay sidii beel kasta loogu qancin lahaa in maliishiyooyinka kazoo jeeda ee dhibaatada ku lugta leh ay wax uga qaban lahayd”ayuu mar ale yiri Bile Cabdi oo ka mida wax garadka magaalada Kismaayo.

 

Laakin mid ka mida ganacsatda waweyn ee magaalada Kismaayo oo ka gaabsaday magiciisa in la shaaciyo ayaa u sheegay wakaalada IRIN in dadka magaaladu aanay ku rajo weyneyn kulamada soconaya in ay xaalada wax ka badali doonaan.

 

"Dhacdooyinkan oo kale waa kuwo mar waliba soo noq noqda waxaana looga gudbi karaa in maamul rasmi ah magaalada loo heloi”ayuu yiri ganacsadaha magiciisa ka gaabsaday.

 

Waxaa ganacsadahani uu sheegay in Odayaasha deegaanka qudhoodu ay kala taageeraan maxkamadaha iyo dowladda federalka sida adaraadeedna aanay xitaa suura gal marnaba ka dhigi Karin in ay maamul lagu wada qanacsan yahay sameystaaan.

 

“Beel ayaa u arki karta hadii maamul la sameeyo in uu kazoo hor jeedo dhinaca ay taageersan tahay “Maxkamadaha ama dowlada ,sidaa daradeed wax suuragal xiligan noqon karaahi ma jiraan “ayuu hadalkiisa sii daba dhigay agacsadaha Kismaayo ku sugan ee magiciisa ka gaabsaday.

 

Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo.

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Sometime in some cases you act like a fool...

 

Muqdisho is a warzone, yaa JB, I didn't know one could expect security in a warzone... Now that said there are peacefully secure areas in Mogadishu...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

amaan darrada muqdisho ka waran ?? ,,,,
;)

^^ smile.gif

Is like it is a taboo on any talk mogadishu security failure & tfg's $ss-licking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Allamagan welcome back, why anytime Kismayo is mentioned you and Horn have to appear out from the smokes screens, is there any development in other parts of Somalia or the world that interests you... It seems you hang on SOL purely to look-guard Kismayo, is it not?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this