xiinfaniin Posted July 9, 2009 "204,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..." UNHCR Dagaalka Muqdisho ee u dhexeeya kooxaha muqaawamada iyo ciidamada dawladda waxaa ku barakacay dad ka badan 204,000 qof laga soo bilaabo May 7, 2009 ilaa July 6, 2009. Dadka tiradoodu dhantahay 204,000 qof waxay u barakaceen o 55,000 ilaa Afgooye IDP, dadkaas 32,000 oo ka mid ah waxay u barakaceen Ceelasha, 13,000 ka mid ahna waxay u barakaceen Lafoole. o 60,000 waxay ku barakaceen Mogadishu dhexdeeda ama goobaha barakacayaasha ee ku xeeran Mogadishu, sida § 23,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyo Garas Baaley) § 9,800 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal) § 9,600 ila Kaaraan (oo ay ku jiraan Jabuti Gode iyo Galgalato) § 9,100 ilaa Wadajir o Tiro kale oo dhan 89,000 qof waxay aadeen meelo sii durugsan oo ay ka mid yihiin: § 24,000 ilaa Shabelle Dhexe (Middle Shabelle); ooo ay ka mid yihiin 11,000 aadey degmada Jowhar. § 23,000 ilaa Shabelle Hoose (Lower Shabelle), oo aysan ku jirin Afgooye. § 18,000 ilaa Galgaduud, 6,000 oo ka mid ah waxay aadeen degmada Dhuusamareeb. § 6,700 ilaa gobolka Juba Hoose (Lower Juba) § 6.000 ilaa Gobolka Bay § 3,900 ilaa Gobolka Gedo § 2,100 ilaa Gobolka Hiraan § 1,700 ilaa Gobolka Mudug Quote Share this post Link to post Share on other sites