Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Local government to employ 800 clean up team

Recommended Posts

29.jpg

Dowladda Hoose oo qoraneysa 800-shaqaale nadaafadeed { 18 Jul 2007}

 

waxaa la daabacay Wed 18 Jul 2007 06: 45: 06

Maamulka G/Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in Gobolka uu qoran doono shaqaale nadaafadeed oo tiradoodu dhan tahay 800-qofood.

Sida ku cad war ka soo baxay xafiiska Warfaafinta ee maamulka G/Banaadir, shaqaalaha nadaafadda ee D/hoose yeelaneyso ayaa Degmo kasta oo gobolka ah laga qori doonaa shaqaale gaaraya 50-qofood, kuwaas oo 30 ka mid ah ay noqonayaan shaqaale cusub, 20-ka kalena ay yihiin shaqaalihii hore.

 

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md. Maxamed Cumar Maxamuud (M/Dheere) oo ka hadlayay kulankii looga hadlayay arrintan ayaa mas’uuliyiinta qaabilsan diyaarinta shaqaalahaas kula dardaarmay inay la yimaadaan waajib gudasho.

 

 

gobolkabanaadir.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this