Jabhad Posted March 26, 2007 Shirkadda Iska Leh Diyaaradii Ku Bur Burtay Muqdisho Oo Diiday In Howshii Daabulida Ciidamada Ay Sii Wadaan . Posted to the MOL March 25, 2007, 6:41 am Shirkada iska laheyd diyaaradii lagu soo riday magaalaada Muqdisho dhawaan ee Tarns Export ayaa daboolka ka qaaday in ay sii wadeyn howshii ahyed daabulidda ciidamada midowga africa ee Soomaaliya . Afhayeen u hadlay shirkadda ayaa sheegay in arintaani ay la xariirto weerarkii gantaal ee Muqdisho loogu geystay dhiyaarad shirkadu leedahay taasi oo ku bur burtay duleedka Muqdisho. Duuliyihii labaad ee diyaaradii ku bur burtay Muqdisho kaasi oo ku geeriyooday cisbitaalka Kesaney ee Muqdisho ayaa sheegay inta aysan nafta ka bixin in diyaaradda ay u bur burtay cilad farsano oo aysan jirin wax lagu dhuftay. *[Xabasho orphans watch too much Hindi films]* Mana jiraan koox sheegtay in ay mas`uul ka tahay bur burka diyaaradda , marka laga reebo warar suuqeedka oo sheegayay in gantaal lagu dhuftay. Diyaaradaasi ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 11 qof kuwaasi oo ijineero ay ku jiraan , iyadoo ilaa iyo haatan aan la sheegin dalalka ay u kala dhasheen. Diyaaradaani ayaa waxaa laga lahaa dalka Belarusiya waxa ayna qalab u keentay diyaaradii dhawaan dabka uu ka kacay ee taal garoonka Muqdisho. Cismaan Xasan Cali(Fantastic) Mudugonline.com, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 26, 2007 There is an american contractor (DynCorp) that handles almost the same kind of work so this won't have any effect on the day-to-day work of the forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 26, 2007 Whenever there is a money there are a lot of companies competing ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 26, 2007 ^^No one rushes to commit suicide. DynCorp is a sub-contractor not a transportation company. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 26, 2007 Originally posted by TheSomaliEconomist: There is an american contractor (DynCorp) that handles almost the same kind of work so this won't have any effect on the day-to-day work of the forces. Well, DynCorp are more expensive and filthier kind of mercenaries. It will be harder for the TFG to cook the books because the people donating their funds have shares in this company too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 26, 2007 come on ,,, let's be realistic ,,,, everybody wants to commit suicide for the smallest amount of money and possition ,,,,,, This is Africa and those are Asians ,,,,, so make the calculation you're talking about DynCorp but tomorrow you'll see Microsoft contracted for the funniest thing in Somalia ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites