Jacaylbaro Posted December 28, 2008 Ciidamadii Gaarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Maanta U Ambabaxay Maamul Goboleedka Puntland Ciidamo gaaraya ilaa boqol iyo labaatan askari oo isugu jira saraakiil ,saraakiil xigeen iyo askar kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha dowlada KMG ah c/laahi yuusuf axmed ayaa maanta kasoo ambabaxay garoonka caalamiga ah ee aadan cadde airpotrt ee magaalada muqdisho . Ciidamadan oo kasoo ambabaxay xarunta madaxtooyada ee magaalada muqdisho ayaa watey qoysaskooda iyo caruurtooda islamrkaana qaarkood ku lebisnaayeen dharka tuutaha halka qaarna ay dharka caadiga ah wateen ,iyadoo ciidamadani ay koobnaayeen 120-askari sida uu shabakada afnugaal u xaqiijiyey sarkaal sare oo ciidamadaasi watey oo lagu magacaabo col,faarax . Sidoo kale guuritaanka ciidamadan ilaalada gaarka u ahaa madaxweyne yuusuf ayaa kusoo beegmaysa xili la sheegay inuu madaxweynuhu xilkiisa iska casili doono dhowaan islamrkaana ay beesha caalamku ay dabada ka riixayso sidii xilka uu isaga wareejin lahaa taasoo dhowaan ay ka dhawaajiyeen masuuliyiin ku dhow dhow madaxweynaha dowlada KMG ah oo qaarkood sheegeen inuu maalinta sabtida xilka iska casili doono . Si kastaba ha ahaatee ciidamadan oo dhamaantood kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada madaxtooyada ee madaxweyne c/laahi yuusuf ayaa dhowaananahnba ahaa kuwo diyaar garoow ugu jiray sidii ay magaalada muqdisho uga ambabixi lahaayeen iyadoo bishan horaanteediina lagu eedeeyey inay hub aad u tiro badan la gudbeen kaasoo ay mariyeen dhinaca bada kaasoo lagu qaadey doomaha dheereeya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 28, 2008 120 rag tag millitia looool is this the battle hardened army they were waiting to come back to them to reclaim sool for them...... :eek: loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 28, 2008 how many presidential guards does reyoole have? am told coupla goats guards morgans villa which is your supposed presidential palace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 28, 2008 naxar nugaleed whats the attack on somaliland and daahir rayaale, we are talking about madaxweynihi somaliya iyo meeelahsayadkisi ka soo saaraya villa somaliya. U will never hear daahir rayaale oo ka so baxay madaxtooyada hargeysa marka topica ha ka bixin. and correction it used to be gaani house and why should we destroy it , it can be a nice pres palace Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 28, 2008 Originally posted by Qudhac: 120 rag tag millitia looool is this the battle hardened army they were waiting to come back to them to reclaim sool for them...... :eek: loool be very afraid.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted December 28, 2008 JB, am I wrong to say that only the breakup of the Somali Republic into small tribal fiefdoms will make you happy? But if I am right, then I feel sorry for you, bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites