NASSIR Posted October 20, 2009 Originally posted by Xudeedi: Allaha Hu naxariistee Dr. Cabdulqaadir Maxamed Cabdalle Dadka ku dhaqnaa Dalka sucuudiga waxa ay Dr-ka ku xasuustaan in uu aad kaalmayn jiray soomalida ku nool sucuudiga isaga oo gurigiisa uu kadaganaa sucuudiga uu aha hoy ay ku soo hirtaan dhamaan dhalinta ducaada. Dr. Cabdulqaadir waxa uu dib ugu soo noqday somaaliya sannadii 1999 kii waxana 1999 kii xilligas oo uu wax ka asaasay Jaamacadda Bariga afrika taas oo maanta ay arday badan ka soo baxeen, waxana uu aha Gudoomiya guud ee jamaacada ilaa iyo sannadii 2007. Xilligaas kadib oo gudoomiyuhu noqday Gudoomiyaha golaha asaasayaasha Jaamacada Bariga Afrika Allaha u naxariistee Dr. Waxa uu ifka uga tagay 15 Caruur ah, 5wiil iyo 10 Gabdhood waxana ku geeriyooday magaalada jabuuti xilli uu halkaas looga ambabixin lahaa Dalka biritan oo lagu soo daweyn lahaa Hadaba Bahda Dhahar.com Dhamaan Ducaada, Ardayda Jamaacada Bariga Afrika Waxa ay tacsi u dirayaan Eheladii uu ka geeriyooday Dr. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulaahi Waxana ay leyihiin samir iyo iimaan Alle ha inka siiyo Isaga Janadii Fardawso Alle ha ka waraabiyo. Amiin Amiin Amiin Saciid Baxwal Dhahar Radio [/QB] Ilaahow u naxariiso, samir iyo iimaana reerkiisa iyo eheladiisa, Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 20, 2009 Alla ha unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites