Kamaavi Posted August 22, 2010 Originally posted by The Zack: ^Liyuu inaa Liyuunat ye la yaaluu, adhalam indhee? Kobtaas weli ma gaadhin. Yaaluu maxay ahayd? Abdiladiif, Ramadaan kareem abti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted August 22, 2010 I just saw this for the first time. Ree hebel baa nala heshiiyay kuye. The ****** man knows he is going down so wuxuu is yidhi try another one of your dirt tricks.I hope it is not working! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 22, 2010 Liyu means literally different. But in this context, Liyu police means special police. Zack Liyu inaa liyuunat ye la yaayaalu. Liyu maalat special sihon liyunat maalat dhagmo difference maalat naw. Gabaah? Abdilatif, haadaraaw waa af-ormoo cay ah. Askarta Oromadda ah ayaa odhan jirtay. Btw, Liyu police is not the creation of Ina-Iley. It is Meles's idea and they are funded by the Federal government. Laakin waa ciyaalkii xabagta cabi jiray badankoodu and they are deadly. Dhagaxbuur kuwa la xulay waxaa ka mid ah casaanyo iyo cumar tuur. Qosol bay naftii iga baxday kolkii la ii sheegay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 22, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Zack Liyu inaa liyuunat ye la yaayaalu. Liyu maalat special sihon liyunat maalat dhagmo difference maalat naw. Gabaah? LOOOL aaw gabaany baaki gabaany. @ciyaalka xabagta cabi jiray, koolada miyaad xabag u taqaanaa? My sources in the region say that that the Liyuu Police receive orders only from Ina ileey and y'all know how loox that dude is. Ferguson, Ye la yaaluu = they are different Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 22, 2010 I hear, Zack. Gabaany ma galgala baa laga wadaa? Liyu police, waa suu A&T sheegaty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 22, 2010 Ferguso LOOL haaheey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 22, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Zack Liyu inaa liyuunat ye la yaayaalu. Liyu maalat special sihon liyunat maalat dhagmo difference maalat naw. Gabaah? To the admin: I suggest that all Oromo/Amharic be translated or edited. And the authors to get warnings. Maxaanu ka ognahay ine na xamaniyaan, ma aflaagado wadaan, hadee doonaan qabiil ayee ka hadliyaan. who knows? Quote Share this post Link to post Share on other sites