Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu who the hell is : Jaamac Aadan dheere ?

Recommended Posts

Waraysi dhinacyo baan taabanaya oo ay Somalitalk la yeelatay gudoomiyaha golaha la

 

magacbaxay "golaha nabadgalyada iyo midnimada qaranka" mr Jaamac Aadan dheere

Somalitalk: Gudoomiye ku soo dhawoow Somalitalk, ugu horayn waxaan ku waydiinaynaa waxaad tagtay deegaanka Beerxani oo ah halka ay ku sugan yihiin ciidamadiina, kulan ayaadna ku qabateen deegaankaasi, yaa kasoo qayb galay kulankaasi maxase looga hadlayay kulankaasi?

 

Gudoomiye Jaamac: rest of interview

 

http://www.somalitalk.com/2005/jan/31jan35.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal dhimasho & dhaawac dhaliyey oo ka dhacay Kismaayo(Mid ka mid ah labada dhinac oo aanu wareysanay)

Kismaanya

 

 

Dagaal qaraar oo leysku adeegsaday hubka waaweyn & qoryaha boobayaasha ah ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose maleeshiyooyin kala taageersan Isbaheysiga dooxadda Jubba ee uu madaxda ka yahay Barre Aadan Shire Hiiraale & Golaha Midnimada & Qaran-ka ee uu guddoomiyaha u yahay Jaamac Aadan dheere, iyadoo dagaalkan oo ka bilowday saaka bartamaha magaalada leysku xiiqay, waxaana uu ku soo fiday xaafadaha kale ee magaalada, waxaana deryankan rasdaasta maqlayey daafaha magaalada.

 

Jaamac Aadan dheere oo aan qadka taleefanka magaalada Kismaayo kula xiriiray daqiiqado ka hor ayaa sheegay in maleeshiyooyin-ka isbaheysiga dooxadda Jubba ay weerar ku soo qaadeen xaruntiisa ku taal xaafadda Calanley, wuxuuna tilmaamay in weerarkaasi dhinacooda ay kaga dhaawacmeen 6 ruux, halka uu sheegay in dhinaca Isbaheysiga dooxadda Jubba ay kaga dhimatay 6 ruux, 24 kalena ay kaga dhaawacmeen, wuxuuna xusay in Barre Hiiraale uu yahay nin isku dilaya dad wada-dhashay oo aan meel kala jirin, sida uu hadalka u dhigay.

 

 

Dagaalku wuu ka socdaa bartamaha magaalada wuxuuna ku sii siqayaa dhinaca Galbeed ee magaalada, waxaana uu bilowday saaka 8:30, iyadoo maleeshiyooyin-ka Barre Hiiraale ay na soo weerareen, waxaana ku raad joognaa firxadkooda, kooxaha na soo weerarayna waa gacan ku dhiiglayaal doonaya in ay iska horkeenaan dadka walaalaha ah†ayuu yiri Jaamac Aadan dheere oo sheegay in dhinacooda iyaga oo aanan weerar filaneyn lagu soo qaaday weerar, isla markaana ciidamadoodu ay ku sugan yihiin Beerxaano.

 

Waxaa weydiinay Jaamac in dagaalka maadaama uu weli soconayo ayna dhibaato ka soo gaartay dad rayid ah in ay jiraan waanwaan laga dhex wado labada dhinac wuxuuna ku jawaabay.

 

 

“Barre Hiiraale nin nabad & wadahadal doonaya ma ahan, waa nin dagaal u orod ah, mana doonayo in uu wadahadal ogolaado waana nin leynta dadkiisa doonaya in uu wax ku noqdoâ€

 

Dhinaca Isbaheysiga dooxadda Jubba oo aan isku daynay in aan la xiriirno ayeysan inoo suurtagelin, waxaana weli ka soconaya magaalada dagaalkaasi.

 

 

Ku noqo beejka

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

“Barre Hiiraale nin nabad & wadahadal doonaya ma ahan, waa nin dagaal u orod ah, mana doonayo in uu wadahadal ogolaado waana nin leynta dadkiisa doonaya in uu wax ku noqdoâ€

Barre Hiiraale is not a saint ina adeer, but the only man who wants inuu "dadkiisa laayo" is Jaamac Dheere :mad:

 

Labadooda ma kala fiicno, laakiin I will always condone counter-peace activities, of which Jaamac Dheere is the prime culprit in this case.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaamac dheere maa hadana soo baxay mid la dhahaayo? Waxaan sugeynaa marka Jaamac Gaab inuu sanadkaan bartamihiisa soo baxo, is reereebka xookaha kugabada dagaalka sokeeye!

 

Ar horta kaalay aniga qabqable ma noqon karaa hadaa dhowr ari ah iyo xeyn geel ah meel ku laayo, intaan soo qaato dabamiishaar? lol

 

maxay idinla tahay horta fikradaas? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Alle Ubaahane,

 

Warlordism is the fastest growing proffession in somalia. That is what happens when warlords who are responsible for the deaths of hundreds of thousands of somalis are rewarded with ministerial posts instead of Abu-Gharaib, Guantamo or xabsiga dhexe.

 

Galgaduud, Southern Mudug, Jubbada hoose, shabeelooyinka are burning. New warlords are challenging the old warlords who have been rewarded for killings, not to be left our in the coming process in a neighbouring country. Ethiopia, Djibouti and Kenya have already hosted them. My guess is that the next peace process would be held off the shores of somalia and only those warlords who can swim would participate.

 

If anything, the Doofaarey process has taught somalis crimes against somalis pay. I mean who don't want to become a minister?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this