Garyaqaan2 Posted June 27, 2005 waxaa nasiib daro ah in puntland oo aheed meelah kaliye lagu tilmaami jiray in ay ka jirto kala dambeey iyo amaan in ay waqtigeedii dhamaaday. Gen cade muse xirse waxuu u akaa in maamulikar dowlad gobeleedka pountland lakiinse taas waa ay beenoowday markii mr cade wax ka qaban waaye amaan darada ka jirta wadanka uu madaxda ka yahay. 06-02-05 to 06-27-05 In Qardho 3 people day in shooting including 9 years old student. In galkacyo 1 person day and two other were injured. Galkacyo again Nabadoon was shot to death down town the city. in bosaaso a dead body was found. ?? in garow dead body was found .?? death growth rapedly. Canshoortii oo lagu kordhay ganacsatada boosaaso oo aad uu ga cabaneeyso. qilaaf xoogan oo u dhaxeeyay Cade muuse iyo gudoom iyahay Barlamaanka puntland oo aan lala socon. wada shaqeen la aan oo ka dhaxjirta ciidamada daraawiishata iyo policka puntland. Cadow hoosha magudan kartid boowe maad is ka wareejisid Quote Share this post Link to post Share on other sites