General Duke Posted September 27, 2006 Dibad bax ka dhan ah qabsashada Maxaakiimta ee Kismaayo oo ka dhacay Baar Dheere. Bardhere:-Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo,iyagoo banaan baxaasi ku cadeyay in ay ka soo horjeedaan qabsashada Maxaakimta ee magaalada Kismaayo. Dibad baxa oo ahaa mid aad u weyn ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhaman dhinacyada Bulshada gobolka Gedo,iyo Culimaa'udiinka kuwaasi oo siweyn u dhaliilay qaabkii Maxaakiimtu ay ku tageen magaalada Kismaayo. Dibad baxayaasha aya socod kusoo maray wadooyinka magaalada Baardheere iyagoo ku dhawaaqayay halku dhigyo ay kaga soo horjeeda Maxkamadaha. Dibad baxaasi oo lagu waday in uu kasoo qeybgalo Wasiirka Gaashaan dhigga dowladda FS Barre Hiiraale ee lagasoo saaray Kismaayoa ayaa ka baaqday iyadoo sababtana lagu micneeyay in Wasiirku uu aad u daalan yahay kadib maalmo dhowr ah uu socod kusoo jiray. Mid kamid ah Dibad baxayaasha oo hadal jeediyay ayaa sheegay in Maxaakiimta ay taageersanaayeen isla markaana ay rumeysnaayen in Diin ay wadaan balse haatan ay u cadaatay in meesha diin uusan jirin balse ay tahay dhul balaarsi qabiileedkii lagu yaqiinay Somaliya. Waxaa dadweynaha ay si weyn u canbaareeyeen sababka Maxaakiimta ay u tagi la'yihiin gobolka Sh/Hoose.oo uu ka jiro maamul aan Islaami aheyn isla markaana xoog lagu heysto dhulal iyo beero ay dad masaakiin ah leeyihiin. Dibad baxyada is xig xiga ee ka dhanka ah Maxaakiimta ayaa wiiqi kara dadaalada Maxkamadaha ay ku doonayaan in shacbiga Somaliyeed ay kalsooni kaga raadsadaan iyadoo shacbiga Somaliyeed ay si weyn ugu farxeen isbadalkii Maxkamadaha ay ka samyeen magaalada Muqdisho. Jibril Nur Waayha-Bardheere-Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted September 27, 2006 ^^reer Bardhere would choose wadaada over thugs in a heart beat. Il general kafiirso meeshad warka aad kaxigsaneysid. BTW, waa bil ramadan, easy with the qurafadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2006 ^^^ Salaam. I posted reports and nothing else, so you need to chill before you make statements. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted September 27, 2006 ^^ I couldn't help but comment on the so-called report, becasue of the apparent political/tribe afiliation that is being displayed here. Il generale, that kind of report is an insult not only to me and the like minds, but also to your intellect. Marka naga nafisi bahasha, Il generale Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2006 ^^^I am sorry, is there any report from Somalia that does not contain clan refrences or some clan based angle in its delivery? For exmple Seeraar & Goobanle handed their wepons over to the courts. The wepons and fighters went to an officer of the courts named Adan Xashi Cayrow. What does that tell you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 27, 2006 Seeraar and Goobaale's combined mere 16 battlewagons were symbolic in their stay in the Jubbas and they are symbolic now in their "turning over" to Maxkamada. Shaar Diin baa lasoo hogaansaday baa lagu badbaaday. Had it been an outright tribal agenda, we would not be talking about any of this. Inshallah waa loo soo socdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted September 27, 2006 ^^^ For exmple Seeraar & Goobanle handed their wepons over to the courts. The wepons and fighters went to an officer of the courts named Adan Xashi Cayrow. What does that tell you? It tells me, they made the right choice unlike.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 27, 2006 Inshallah waa loo soo socdaa. but the man will be back and not with a large loss to his people. HornAfrique, with all due respect, lets be honest here, and forget about the "clan card" we know and you know that Col Barre Hiiraale will never come back to Kismaayo even if the TFG or Melez Zanawi provide him with everything he needs to make quick counter-attack, he won't, miyyirkiis waa qabaa Odeyga! Kismaayo is gone, as it was gone from the hands of Morgan, and from the hands of Cumar Jees, and from Gabyoow. So, billa calaykum, naga dhaafa ha nagu saadaalinina dagaal ka dhaca Kismaayo, magaaladu wey xasiloontahay, weyna dagantahay, Good tactic by Barre for sparing people's lives, let him stay that way and not counter-attack the city. Baardheere ha iska joogo Barre, 7 sano ayuu ku raaxeestey Kismaayo as was done by previous warlords as well, so let the ICU enjoy their moments too. We all know back 7 years ago, not all the people of Kimsaayo wanted to be ruled by Barre or Isbahaysiga, and they captured Kismaayo by force at that time from Morgan, the same thing happened now, Barre was forced out by force, it is the ICU turn now, be it Islamic agenda or clan ideology doesn't matter, Kismaayo caado ayey u leedahay in la iska qab qabsado ay qolaba marba qabsadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 27, 2006 It only shows the extent hardcore clannists go to show support for their clanmen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted September 28, 2006 Nuune wrote "Kismaayo is gone, as it was gone from the hands of Morgan, and from the hands of Cumar Jees, and from Gabyoow" What is the uniting factor of these three men? Nuune is on to something as he has not mentioned other who lost Kismayo's possesion after temporary rule. Horn, walaalkiis; why are gathering the clouds of war! Miyaadan ogeyn dadka dhiman doona iney walaalahaa Soomaliyeed yihiin? War Rabi halaga cabsado dhalinyaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 28, 2006 waryaa Sophist, I am not hiding anything the list is long of those who ruled the city, Morgan, Jees and Gabyoow all three used the name SPM to rule the city, though the three had big differences, Gabyoow saw himslef as the true leader of SPM, while Jees one time was a veteran SPM, the other time SNA-USC, I heard he even aligned with the RRA, the guy is Seen-Geel I heard ok, thaat is enough Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted September 28, 2006 Seeraar and Goobaale's combined mere 16 battlewagons were symbolic in their stay in the Jubbas and they are symbolic now in their "turning over" to Maxkamada. Yesterday's friend today's FOE :cool: That's Somali Politic Waa siyaasadda Soomaalida Quote Share this post Link to post Share on other sites
Temujin Posted September 28, 2006 demonstrations are useless. if they are against the occupation of kismaayo by the people of mogdishu, then they should take arms and kick the invaders out. no point in yelling and throwing stones like a palestinian. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted September 28, 2006 I just cant get enough of the phrase ' Clan Courts',,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites