QabiilDiid Posted September 30, 2006 I do not think so. If it is why the Somali section is carrying in their broadcast half truths of success stories of the Queen Victoria’s orphaned children like the one shown in this video? http://www.radiolaascaanood1.com/maqal2005/al%20qaacida.mpg Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 30, 2006 Thats how we deal with terorist So if indahcadde soo farre galliyo somaliland we gonne do the same Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted September 30, 2006 Nin qoyani biyo iskama dhowro. Ma sida maraykanku maxaabiista ciraaqiyiinta u galo, baad ula dhaqmaysaan kuwa diidda in ay yihiin agoontii boqoradda saancaddayda? Hadda way ku maqlayaan indhacadde iyo turki!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted October 3, 2006 Abwaan Bacadle oo gabay ka tiriyay tacadigii Sh. Max’ed Sh. Ismaaciil ee tacadiga loogu geystay Xabsiga magaalada Hargeysa (Hida Raaca Gaaladey Tigraha kaga horeeyaane!!!) Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen inuu inta badan Suugaan dulmi diid ah ka tiriyo isla markaana ku cabiro fikirkiisa ayaa maanta waxa uu halkan ku soo gudbinayaa gabay uu ugu magac daray (Hida Raaca Gaaladey Tigraha kaga horeyaan!!!), isagoo ka tiriyay tacadigii xabsiga Hargeysa loogu geystay wadaad lagu magacaabo Sheekh Max’ed Sheekh Ismaacil oo sida ay daabaceen qaar badan oo ka mid ah Website-yada Soomaalida iyada oo ay si xun u jir dilayaan ciidamo ka tirsan maamulka la baxay Somaliland, wuxuuna u dhacayaa sidatan:- Gabaygani hin-buu kicinayaa waana la hubaaye Hargeysoo dhan uma jeedo iyo heybahaa dega’e Gabaygan I wuxuu la hadlayaa howlwadeenada’e Iyo wixii u hiilinahayoo heyb u daba jooga Hadhow yaan la oran beel dhambaad holaca gaarsiisay Waxaan ka hadlayaa culumadii beeca loo helaye Oo aad waayaradii Korontada ku holcineyseene Oo aad timaha heyseen sida Gaal la soo helaye Ood ku hirdiseyseen Jilbaha ha igu towxiidin Magaaladan Hargeysoo Kufriga hibada loo siiyay Oo Gaaladeenaad handadi lagu huruufaayo Oo hiilka Buush noqotayoo Xabashidow heegan Oo naasigii Hitler shaabahdoo Diinta ka huleeshay Oo hilibka culimada ku nool, kuna haliileysa Oo aan Hadyigii Nebiga rabin heestase u qaada Oon haba yaraatee Sunnaha hoos u dhuganeynin Hida raaca Gaaladey Tigraha kaga horeeyaane Iimaanki-bey u huri Kufrigu hey aqoonsado’e Hanka beesha iyo Gaal unbey u halgamaayaane Hey haatan calan aad heshoo hibo laguu siiyo Intaan Koonfurta habeynayaad hununuceysaaye Huuraalayaalkaan qaxiyay iiga howlyaride Kuwii dhiiga culimada harqaday waan isku hubaaye Rabibaan isku haleynayaa guulna waan heliye INSHA ALLAAH, Hargeysiyo Berbera waan hantinayaaye Kitaabkaanan ku hogaaminn ee ma’ahan heybteyda Haad geed saaran-baad ii tohoon waraf u heysaaye Howd iyo Burciyo xeebta Bari kuuma heegana’e Raggii aad isku haleyn jirteen hiil ALLEY noqone Kuwii Xamar ka heyruubay-baad la hal wadaagtiine Hareeraha markaan kaaga rido hoos unbaad dhugane Hayaayda iyo qeyladana waad sii hawaawiciye Hidaha Gaala raacoo dhambaa hoos u sii degiye Ka huleele meeshay Furqaan ku hagranaayeene Hanka beeshu Diintoo dhambey kala horeysaaye Nadyiga Nebiga iyo Aayadaha ku hakan maayaane Hiyi raaca Gaaladey Furqaan kaga habsaameene Wax la heysan jirayoo kaley u haminaayaane Helina waaye go’itaanki ay u halgamaayeene Dulcad iyo *****i Sheekh mar waan kuu hantaaturine Har-cadbaa la geli oo la qaban howlwadeenada’e Daroogada markaan ka hurgufney Khabar helaayaane Hurdada waxay ka kici waa markaan how-da ma qashiiyo Rabbi kuwo u hiilinahayuu hibada siiyaaye INSHA ALLAHU hadalkeenu waa noo hirgelayaaye Haamaha markii laga quboo holac la leefsiiyo ama aan Qabriga ku hubsaney Khabar helaayaane Wan humbulan kor ma haleelayee hoos unbuu dhugane Cirkaba woxowgu hora maalintii helayo Gaal-leefta Hadana waxaan idiin soo gudbineynaa tix Shirib ah:- Safar badnaa Somaliland Madax Ahlu sunney sidaan Madax garleh Mareykan geey Malyan ha kugu maalgelshee Riyaale Raa’ix iyo Rujuuc dhowaa Illeyn ru’uus dadoow raraa Howshiisi mow hilmaamayaa Hilib dadow horuu bartee Bahdow hogaamiyaa ba’doo Bilad basaasnimow sitaa Ugu dambeyntiina Abwaan Abshir Bacadle oo aan wax ka weydiinay waxa uu ula jeedo shiribyada ceykan oo kale ah ayaa ku jawaabay “Waxaan aaminsahay in madaxda maamulka Somaliland ay Cajaladaha Vedeo-ga ah oo ay ka duubaan dadka Muslimiinta ah ee ay Xabsiyadooda ku ciqaabaan u iibgeeyaan Mareykanka iyo Tigreega, uuna dhaqaalaha ugu badan halkaasi ka soo galo, nasiib darase waxaa ku ah in Cajalkii ugu dambeeyey oo lacagta badan goyn lahaa in laga soo xaday iyadoo duuban, lana keenay magaalada Laasacaano halkaasna lagu daawaday oo caalamkana la wada gaarsiiyayâ€. Wuxuuna Abwaanku intaasi sii raaciyay in falkaasi ay ku kaceen madaxda maamulka la baxay Somaliland aan marnaba loo cafin doonin, sida uu hadalka u dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted October 4, 2006 Sheekh Xasan Turki “Waxaan jecelnahay Sh. Max’ed Ismaaciil inaan xabsiga Hargeysa xoog uga sii deyno, maamulka halkaa ka jirana wuxuu mari doonaa halkii ay mareen.. Abaanduulaha ciidamada maxkamadaha ee gobolada Jubooyinka Sheekh Xasan Turki ayaa sheegay in deegaanada Afmadow, Bu’aale iyo Saakow oo isaga iyo ciidamo la socda ay gaareen si diiran loogu soo dhoweeyey, isla markaana ay ugu tageen dadweyne doonaya, una hamuun qaba ku dhaqanka shareecada Islaamka. Sheekh Xasan Turki ayaa intaa ku daray in waxgaradka iyo dadweynaha ku dhaqan goboladaasi ay uga waramaeen guulaha maxaakiimtu ay ka gaareen magaalada Muqdisho iyo qaar ka tirsan gobolada dalka, isagoo meesha ka saaray wararka sheegaya in maxaakiimtu ay qorsheynayaan weerar ay ku qaadaan magaalada Baydhabo oo fariisin ku meel gaar ah u ah dowladda federaalka. Sheekh Xasan Turki ayaa sidoo kale sheegay in ujeedada maxaakiimta ay ugu dhowaanayaan magaalooyinka ku yaala xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto dalka Kenya aaney macnaheedu aheyn iney Qatar ku yihiin xasiloonida dalkaasi, balse ay tahay oo kaliya iney halkaasi ka difaacaan wax uu ugu yeeray ciidamada cadowga ee doonaya iney halkaasi ka soo gudbaan. “Kenya kuma wajahnin, intii aan ku sugnaa Raaskambooni-na waxaa naga dhexeeyey xiriir wanaagsan iyo iskaashi la xiriira sugida nabadgelyada†ayuu yiri Sheekh Xasan Turki oo intaa ku daray inuusan jirin wax wel-wel ah oo dowladda Kenya ay ka qabto tegitaankooda halkaasi. “Shiikha ku xiran Somaliland ee la jirdilay waxaan jecelnahay inaan xoog uga sii deyno xabsiga, maamulka Somaliland-na wuxuu mari doontaa halkii ay mareen isbaheysigii Sheydaanka, maadaama uu la yimid dhaqamadii uu lahaa isbaheysigaasi,†ayuu yiri Sheekh Xasan turki oo ka hadlayey aragtidiisa ku wajahan xariga iyo jirdilkii naxariis darada ahaa ee ciidamada Somaliland ay kula kaceen mid ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Ismaaciil, isagoo tilmaamay in maxaakiimtu ay doonayaan iney dalka oo qabsadaan iyadoo ujeedada kaliya ee ay leeyihiina ay tahay hirgelinta iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka. Dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 4, 2006 Abshir Bacadle waa nin wadaniyada iyo islaanimadu dhab katahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oda_Nobunaga Posted October 4, 2006 The vidoe is a fake. but those attempting to harm the intrests of somaliland like this fellow here will cease to exist. this so called shiekh is lucky to be alive and well. so are the many people that would have died as a result of thier attempted terrorist attack Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 4, 2006 "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 4, 2006 Oda_ what is this man accused of? Why torture him? Is it because he happens to be from the wrong clan as was the case with Samsam? Will Somaliland deal with Shiekh Ali Warsame the same way? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2006 oh here we go again the calaacal crew once are shedding more crocadile tears. if this so called shiekh doesnt want to be tortured then why go to all that trouble to try and assasinate foriegners not to mention killing three police offers in uniform on duty. the truth is these people are demented in their hate for somaliland and its people therefore somaliland should not show mercy in its defence of its people whether they called themselves wadaad or warlord somaliland must crush these mercinaries and hate mongers who only know how to kill and destablise peacefull people in their persuit of power. indeed the CID must be given all the tools it needs to combat these deranged fanatics who are obsessed with power. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 4, 2006 Qudhac thats some big accusations. Did you make them up or is that what he was arrested for? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2006 general yes that what he was charged with and doing time for. i mean its simple message if you want to plot and destablise somaliland kill those thaT reside in it as forign guest all in the name your deluded dreams then go ahead, but please dont cry about the consiquences because we will not show you mercy. these people pray day and night for the sky to fall on somaliland so why should we listen to them calaacal now, please ama marka hore fadhiista ama baroorta joojiya oo and take it like men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 4, 2006 ^^^Kindly back this up with some evidance. What you say puts a new light into this story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2006 general duke why how do you think he ended up in hargeisa central prison in the first place? he was with the group of men who were captured days before the palimentary elections whom planned several assasinations and there was shoutout between this group and police early in the morning when the house was raided early in the morning which lasted for several hours, in which several police officers were killed most of those group who have now gone through the courts and have been sentenced including this particuler guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted October 5, 2006 Justice for all!! Sheikh Max'ed Sheikh Ismaciil is a martyr for the Islamic cause in Somalia. The man is persecuted for his political views. Inshalah Sheikh Max'ed Sheikh Ismaciil will be freed and the Somali Islamic movement will capture the North West and unite Somalia under Islamic law. Quote Share this post Link to post Share on other sites