Jacaylbaro Posted September 23, 2010 DKMG oo Puntland ku Taageertay Qalab Warbaahineed Muqdisho: Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa qalab Idaacad FM ah ugu deeqday Wasaaradda Warfaafinta ee Puntland, taasoo lagu tilmaamay in ay qeyb ka tahay dadaalka ay dowladu ku caawineyso dowlad goboleedyada in ay dhistaan awoodooda warbaahineed si ay u wacyigeliyaan bulshada. Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda KMG ah, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo wada-xaajood faahfaahsan xarrunta wasaaradda Warfaafinta kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta Puntland, C/xakiim Axmed Guuleed, ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo muhiim u ah horumarinta warbaahinta Soomaaliya. Wadaxaajoodkaasi ay yeesheen Wasiiradda Warfaafinta ayaa waxaa ka soo baxay in taageero loo fidiyo Wasaaradda Warfaafinta ee Puntland iyadoo laga taageerayo gaar ahaan dhismaha Machadka Saxaafadda ee laga furayo magaaladda Garowe taasoo lala kaashanayo Jaamacadda Puntland State University oo machadkaasi siin doonta deegaan iyo barayaashii wax ka dhigi lahaa, waxaana uu machadku dhisi doonaa awooda suxufiyiinta Soomaaliyeed si ay waajibadkooda u gutaan. Waxaa kaloo Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda KMG ah ee Soomaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Isgaarsiinta ee Dowlad goboleedka Puntland C/xakiin Axmed Guuleed ay isku raaceen in ay xiriir joogta ah iyo wada shaqeyn ay yeeshaan labada wasaaradood, gaar ahaan dhinacyada ruqsada la siinayo Warbaahinta, in la wadaago barnaamijyada iyo in la qaban qaabiyo isdhaafsiga Suxufiyiinta iyadoo Wasaradda Warfaafinta Puntland ay gacan ka geysan doonto dib-u-soo-nooleynta Wakaaladdii Wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Isgaarsiinta ee Dowlad goboleedka Puntland C/xakiin Axmed Guuleed oo la hadlayay saxaafadda ayaa cambaareeyay maleeshiyaadka bililqeystay isla markaana la wareegay idaacadaha madaxa banaan taasoo uu ku tilmaamy in ay tahay wax aan loo dulqaadan karin in hanti gaar ah lala wareego lana caburiyo xuriyatul qowlka iyo madaxbanaanida saxaafadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 23, 2010 Wadaxaajoodkaasi ay yeesheen Wasiiradda Warfaafinta ayaa waxaa ka soo baxay in taageero loo fidiyo Wasaaradda Warfaafinta ee Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 23, 2010 Bugland? Is it Bug as in Book or Bug as in insect? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2010 maya bug as in fake lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 23, 2010 Bug is a Somali word ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2010 waba qalab casri eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 23, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: maya bug as in fake lol Really? I find it terribly ironic that a Somalilander is using that term. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 23, 2010 No, the irony is that you are laughing at it ..... being: From: Mugdi Mudug | Joined Somalia Online: Jul 2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted September 23, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: JB that is not the pic, maybe this pic is from one of your NW Somalia stations. This is actually it, also might I add that this thread has already been started by General Duke......I guess you will just post anything so you can remain number 1 in posts. Notice the minister in this pic, unlike yours? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 23, 2010 Timur JB is also known as Mr. Bugland. You know he is in love with the Bug not the land. Quote Share this post Link to post Share on other sites