Jacaylbaro Posted January 13, 2010 perception ??? ,,,, we are talking shelling civilians here and bombing a whole city and you are talking about perception ?? very disappointing indeed ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 13, 2010 Seriously Mr.Bugland, of all people you are talking about being disrespectful. You made business out of mocking Garaads and natives of that city and don't tell me you are losing the propaganda war. Put your experience to some use Che, Mr. Bugland, the chief propoganda of the enclave is like the pot calling the kettle black. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 13, 2010 ^ Tell me about and so much for turning LA into safe haven. Mr.Bugland, I'm not aware of any that actually died but the point here is which way the political tide is moving. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 13, 2010 JB Someone is wishing LA to be another Muqdisho ,,,,, not happening. Ironically that is your wish indeed.. Otherwise you wouldn’t support and dance for the invasion of a peaceful city for the sake of recognition. Save your mantra, your motives are obvious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 13, 2010 The city is save and business is booming. Those individuals are trying to kill their own people and scare the citizens. they will be dealt with sooner or later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted January 13, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: lol me and jidbaale anigu wararka meel walba waan ka so ururiya not one place Warka soo ururi oo kala shaandhee adeer, dad aan waxba la waydiinin ayaa jira oo runta iyo beentu isugu mid tahay sida nimankaa la magacaabay. Hadii kale sidooda ayuun baad Ali-beenaale laguu bixin oo runtaada iyo beentaada aan cidina dhegeysan doonin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted January 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Stop this young boy ,,,,, Jidbaale is not good for your health. You are right JB, some people call the place " the howler monkeys home",they fight with their mouths for obvious reasons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 14, 2010 Waxaa Dagan maanta Magaalada lascaanood iyadoo xalay uu ka dhacay qarax bambo gacmeed ah oo lala beegsaday Saldhiga daami Posted to the web on Jan 13 S Maanta ayaa dagan Magaalada lascaod ha se ahaatee wali Badwow ayaa ka jirta Dadkuna Aanay isku gudbi Karin. Xaalada magaalada lasano aya iyadu iminka Dagan ka dib Qarax Bambo gacmeed ah markii xalay lala beegsaday Saldhiga Daami Ee magalada lascanod. iyada oo ay ku dhaawacmeen 3 Askari oo labo ka mid ahi ay ahaayeen kuwo aad u liita guud ahaan saddexdan Askarina waxaa loo qaaday Magaaladda Burco Ee Xarunta gobolka togdheer. Gudidda Nabad-galyadda ee magaaladda Laascaanood waxa ay saaka ku yeesheen guriga Gobalka shir Albaabadu u xidhan yihiin. Qaraxan xalay dhawacay ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo maalinimadii shalay ahaydna jeelka magaaladda Laascaanood laga sii daayey 10 ka mid ah dadkii loo haysta dilkii Taliyaha qabyta 12aad cismaan yuusuf nuur Afdhilo waa kuwan magacyadii dadkii la sii daayey. Waxaana wali magaaladda Saaran Bandow iyada oo cid Ka Baxaysa aysan jirin, Se la soo gali karo magaalada. holhol.net holholnews@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 14, 2010 Magaaladu awalba way degenayd ,, one criminal gang threw a hand grenade to a police station and that is it .................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2010 Salaadii Jimce Oo Culumada Magaalada Laascaanood Ay Kaga Hadleen Nabadgelyada iyo Qaraxyada (Maqal)- Lasanod Online Friday, January 15, 2010 Shiikh C/naasir X.Axmed. Laascaanood,(Lasanod Online)-Salaadii Jimce ee maanta ayaa culumadu si wayn ugaga hadleen xaalada amaan ee magaalada Laascaanood iyo qaraxyadii dhawaanihii ugu danbeeyay magaalada ka dhacayay- Masjidka ugu wayn magaalada Laascaanood ee Masjid Jaamaca ayaa waxaa khudbad salaadii jimce markii laga baxay uu jeediyay Shiikha Magaalada Laascaanood Fadiilatu Shiikh C/naasir Xaaji Axmed wuxuu wax badan ka waramay xaalada amaanka magaalada Laascaanood iyo qaraxyada magaalada ka dhacaya- Shiikhu wuxuu sheegay in qaraxyada dadka gaysanayaa ay yihiin kuwa ilaahay agtiisa ka fogaaday,isagoo umada islaamka ee masjidka ku tukanayay ka codsaday inuu ilaahay umada ka qabto dadkaas. Halkan Ka Dhegayso Khudbadii Shiikha. Wariye: Abdiqani I. Goox admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites