General Duke Posted August 10, 2006 Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku jooga Goldogob Goldogob - 10.August.2006 Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) ayaa saaka gaarey degmada Goldogob ee gobolka Mudug, waxana wafdiga madaxweynaha kamid ah xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo laamaha ammaanka Puntland. Safarka madaxweynaha ee degmada Goldobob oo ah kii ugu horreeyey ee uu degmadaasi ku tago ayaa la xiriira arrimaha dhinaca ammaanka iyo xallinta khilaafaadyo ka jira maamulka degmadaas. Sidoo kale, safarka wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah sidii ay mas'uuliyiinta iyo dadweynaha degmada Goldogob ugala hadli lahaayeen arrimaha amniga, iyadoo safarkani uu ku soo beegmayo xilli la sheegayo in maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho ay ku soo fool leeyihiin gobolka Mugud. Safarka madaxweynaha ayaa waxaa ku weheliya, wasiirka diinta iyo awqaafta, Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle (Geesood) taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland, Col. Cabdullaahi Cali Mire (Carays), guddoomiyaha gobolka Mudug, C/rashiid Dhuubane, iyo xubno kale oo ganacsato ay ku jirto. Mas'uuliyiinta degmada iyo dadweynaha reer Goldogob ayaa ka qayb qaatay soo dhoweynta wafdiga madaxweynaha oo saaka gaarey magaaladaas. Jirbiil Xaashi SBC Goldogob Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 11, 2006 What is up with ciidan dress? Though he is a military man, never seen him in camouflage. Perhaps it has to do with xaalada qalafsan Mudug ka socdo these days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 11, 2006 ^^Someone should have told him wearing a camouflage publicly was a not good idea. The last person who did so in defiance against the ICU was Abdiqeybdiid and he is still on run. Not wise move Cadde. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted August 11, 2006 ^ Why not? That is not dressing up in defiance as no one has imposed on Cadde a different dress code but rather him getting ready and letting people know he is aware of their alleged fears. This must be an occassion to shine and come through on his part for the puntlanders and defeat their enemies PS: Would it be problematic if Sharia laws were introduced into the most needy areas of Mudug? I read the ICU leadership affirming their hands off approach to regions like Puntland. So why would Cadde get ready for a war others are not interested in? Quote Share this post Link to post Share on other sites