Hunguri Posted June 13, 2008 Duke , dont disclose your visit to Boosaaso man loool Muqaawamada SOL iska ilaali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted June 13, 2008 Sicid the true somali deal-maker! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted June 25, 2008 Shirkada Duulimaadka Al Yemeniya oo Xafiis ka furatay magaalada Boosaaso Posted to the Web Jun 23, 14:20 Bosaaso:-Waxaa shalay galab xariga laga jaray Shirka cusub oo loogu magaca daray Horn African Aviation Service Agency xafiiskan oo wakiil ka noqonaya Shirkada Al Yemeniya iyo Shirkado kale oo isku xiri doona Puntland iyo dalal kale oo Caalami ah. Xafiiskan Cusub oo maareyn doona dhinaca duulimaadka Caalamiga ah ayaa ah kii ugu horeeyey oo ay shirkada Yemen laga leeyahay ka furato dalka Soomaaliya, waxayna suurto gelineysaa in duulimaadkaasi oo ka bilaaban doona Boosaaso ay dadku ayagoo maraya dalka Yemen, caalamka oo dhan u kala gooshi karaan. Xafiiskan ayaa wakiil uga yahay Qaaditaanka Rabaabka Caalamka oo dhan iyo sidoo kale wakiil uga noqon doono Duulimaadka xamuulka (Cargo). Duulimaadkan ayaa noqon doona mid ka baxa Bosaaso – Mukuli oo ah dalka Yemen, iyo kadib caalimka oo dhan.Waxay uga sii gudbi karaan adduunka meesha ay rabaan. Shuruudaha lagu xirayo dadka u duulaya caalamka ayaa ah heer caalami ah oo ay ku shaqeynayaan shuruudaha dhoofitaanka ee caalamiga ah. Md. Saciid Cabdullahi Deer oo ah Wakiilka shirkadan ee magaalada Boosaaso ayaa ka waramay sababta ay xiriirkan ulla sameeyeen dalka Yemen iyo daarada Al Yemeniya, ayaa yiri [… waxaa loo baahday xiriir caalami ah waxaana hada noogu dhaw dalalka Jaarka nala ah dalka Jabuuti, dalkaasna diyaaradooda aad bay u yartahay, dalka noogu dhaw oo heer caalami diyaaradahooda yihiin isla markaana xiriir wanaagsan naga dhaxeeyo waa Yemen, taasi baa keentay in Al Yemeniya ay noqoto shirkada hada xafiiska ka furata magaalada Bosaaso…] Duulimaadka shirkada Al Yemeniya ayaa dad badan u fududeyn doonta dhinaca safarada dalalka Carabta sida dalka Sucuudiga oo xiliga Xajka ay dad badan u dhoofaan, ayadoo sidoo kale Xiriirkan cusub uu kusoo kordhinayo duulimaadyadii isku xiri jiray Magaalada Bosaaso iyo Dubai oo hada loo mari karo dhinaca dalka Yemen, halkii horey laga mari jiray Jabuuti iyo meelo kale. Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2008 ^Excellent news PA, thanks for posting. Like I said the runway is almost over and the flights will kick start very soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2008 ^Just one runway? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2008 ^Enough to land an Airbus flights, the rest are coming, a journey of a thousand miles starts from one step. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted June 25, 2008 ^It's the biggest runway anywhere in Somalia beside that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2008 ^It's definately good start. Who's coughing up the bill? P.S. Any expansions on the seaport? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2008 ^Of course Puntland is paying the bills with some help from the UAE, the port expansion is planned for but will kick start possibly after this Administration. It's the biggest runway anywhere in Somalia beside that. Correct, that's why its capable of hosting/landing an Airbus planes, thats huge carrier. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2008 ^I didn't actually think they would have enough money since most of it is diverted to Xamer. And I was under the impression they were going to lease the seaport? P.S. I hope the terminal will have the right amenities. Quote Share this post Link to post Share on other sites