General Duke Posted March 30, 2009 Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe oo mar dhaw xariga laga jari doono Sunday, March 29th, 2009 at 2:55 pm Garoowe:-Garoonka diyaaradaha ee Garowe International Airport oo in muddo ah shaqadiisu socotay ayaa wuxuu iminka marayaa heergabagabo ah waxaana la filayaa muddo aan ka badnayn 2 bilood gudahood in ay isticmaali doonaan diyaaradaha. Maanta ayaa waxaa Airpor-ka booqday masuuliyiin ka socday maamulka Puntland iyo Artmon oo ka socday hay’adda ICAO ee QM u qaabilsan garoomada kaa soo muddo badan ay wadashaqayn lahaayeen Injineerka dhisaya garoonka wuxuuna markasta bixin jiray tallooyin wax ku ool ah oo ku saabsan dhanka bad-baadada garoonka iyo waxyaalaha lagama maarmaan ka ah sida tijaabada carada ama ciida la dhigayo wuxuuna maanta sheegay in uu garoonku marayo heerkii uu ugu fiicnaa abid uuna gabagabo yahay safarkiisa kan xigana uu ahaan doono mid garoonka lagu furo. Inj.C/qaadir Xaaji Ciise Xaaji Cumar oo ah Injineerka gacanta ku haya dhismaha garoonka islamarkaasna ah maamulaha shirkada dhisaysa garoonka ee Mubarak Construction Company (MCC) ayaa PP u sheegay in garoonku uu haatan gabagabo yahay ayna ka dhiman tahay oo kaliya 10 Cent oo carro ah oo la dhigo taa soo buu yiri ay tijaabada carada ay u dirayaan dalka dibadiisa si loo tijaabiyo in ay tahay nooca loo baahnaa. Dhismaha garoonka ayaa waxaa gacanta ku haya shirkada dhismaha ee Mubarak Construction Company (MCC) shirkadaasoo ka mid ah shirkadaha waawayn ee ka jira Puntland ee ku hawlahan dhismayaasha kala duwan, waxayna shirkadu ay guryo casri ah oo aad u bilicsan ka dhistaa magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxayna dhawaan haddi Eebe idmo ay shaqooyin ka bilaabi doontaa magaalooyin kale oo isugujira magaalooyinka Puntland iyo kuwo ka baxsan oo codsiyo isdabajooga uga yimaadeen. Sawiro-badan Xigasho Puntlandpost Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 30, 2009 Will be the second largest in Puntland and fourth after Bossaso, Hargaysa & Mogadishu. This is a brand new airport build from scratch. Inshsa Allah more updates as we get closer to opening of the Puntland state capitals airport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted March 30, 2009 ^^Erm or maybe 5th, Berbera is larger than Hargisa and now in working order. When are they going to get concrete runways? Sand is tricky, risky and potholes develop easily when it rains. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 30, 2009 ^^^Maybe you have a point. Did not figure Berbera in, though its becoem a smaller tow since the war. As for the runways both Bossaso & Garowe will be concrete and Mogadishu is already I am not to sure about Egaal's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted March 30, 2009 how's bosaso A.P doing? It should have been finished by now right? hope they succeed, cause it looked great! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 30, 2009 Aree Airport aa...qando xumuu fildaran. Walax uma jeedo, geedaha lay meesha ka xeerayn But still better than nothing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted March 30, 2009 ^no runway, just terminal. I hope next time i fly there there will be proper runway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 30, 2009 ^Fahanto laakin garoon aas shamiito la'heyn dhibwaaye-bus yaa ka bixi kara. Xaas la yiri Garowe diyaarada runaway marka lageynayo xirig lagu jiidaa.Aree Bosaaso dhaantow dameeraa jiida Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 30, 2009 Garowe aiport is getting built as we speak, Bossaso is a much larger project, insha Alah both will be completed pretty soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites