Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Airport for Puntland's capital near completion.

Recommended Posts

files.php?file=ccq__5_____659983288.jpg

 

Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe oo mar dhaw xariga laga jari doono

Sunday, March 29th, 2009 at 2:55 pm

 

Garoowe:-Garoonka diyaaradaha ee Garowe International Airport oo in muddo ah shaqadiisu socotay ayaa wuxuu iminka marayaa heergabagabo ah waxaana la filayaa muddo aan ka badnayn 2 bilood gudahood in ay isticmaali doonaan diyaaradaha.

 

Maanta ayaa waxaa Airpor-ka booqday masuuliyiin ka socday maamulka Puntland iyo Artmon oo ka socday hay’adda ICAO ee QM u qaabilsan garoomada kaa soo muddo badan ay wadashaqayn lahaayeen Injineerka dhisaya garoonka wuxuuna markasta bixin jiray tallooyin wax ku ool ah oo ku saabsan dhanka bad-baadada garoonka iyo waxyaalaha lagama maarmaan ka ah sida tijaabada carada ama ciida la dhigayo wuxuuna maanta sheegay in uu garoonku marayo heerkii uu ugu fiicnaa abid uuna gabagabo yahay safarkiisa kan xigana uu ahaan doono mid garoonka lagu furo.

 

 

Inj.C/qaadir Xaaji Ciise Xaaji Cumar oo ah Injineerka gacanta ku haya dhismaha garoonka islamarkaasna ah maamulaha shirkada dhisaysa garoonka ee Mubarak Construction Company (MCC) ayaa PP u sheegay in garoonku uu haatan gabagabo yahay ayna ka dhiman tahay oo kaliya 10 Cent oo carro ah oo la dhigo taa soo buu yiri ay tijaabada carada ay u dirayaan dalka dibadiisa si loo tijaabiyo in ay tahay nooca loo baahnaa.

 

 

Dhismaha garoonka ayaa waxaa gacanta ku haya shirkada dhismaha ee Mubarak Construction Company (MCC) shirkadaasoo ka mid ah shirkadaha waawayn ee ka jira Puntland ee ku hawlahan dhismayaasha kala duwan, waxayna shirkadu ay guryo casri ah oo aad u bilicsan ka dhistaa magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxayna dhawaan haddi Eebe idmo ay shaqooyin ka bilaabi doontaa magaalooyin kale oo isugujira magaalooyinka Puntland iyo kuwo ka baxsan oo codsiyo isdabajooga uga yimaadeen.

Sawiro-badan

 

 

Xigasho Puntlandpost

Share this post


Link to post
Share on other sites

Will be the second largest in Puntland and fourth after Bossaso, Hargaysa & Mogadishu.

 

This is a brand new airport build from scratch. Inshsa Allah more updates as we get closer to opening of the Puntland state capitals airport.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^Erm or maybe 5th, Berbera is larger than Hargisa and now in working order.

 

When are they going to get concrete runways? Sand is tricky, risky and potholes develop easily when it rains.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Maybe you have a point. Did not figure Berbera in, though its becoem a smaller tow since the war.

As for the runways both Bossaso & Garowe will be concrete and Mogadishu is already I am not to sure about Egaal's.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

how's bosaso A.P doing? It should have been finished by now right?

 

hope they succeed, cause it looked great!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Fahanto laakin garoon aas shamiito la'heyn dhibwaaye-bus yaa ka bixi kara. Xaas la yiri Garowe diyaarada runaway marka lageynayo xirig lagu jiidaa.Aree Bosaaso dhaantow dameeraa jiida :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this