Sign in to follow this  
Che -Guevara

Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership

Recommended Posts

LOL@qandali - u sheeg 'ululuf duullaan' ma ahan tuuganimo - that is what losers say icon_razz.gif

 

lol@ according to wiki - come on now Ibti - you of all educated people show know never to reference Wiki - now go back and check -

as of now - according to Wiki Qardho has population of 500000 and burco has 4000.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is it the time of the year again when Che is pretending to be from Burtinle again?

 

(Sorry didn't meant to be it bad and it's not original as well as it belongs to Duke). :D

 

PS. If Shariif is sensible he will pick Md. Xuseen Xaaji Khaliif Jaamac Catoosh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by *Ibtisam:

^^Dont be silly, no they registered for a PhD once.
icon_razz.gif

lol...then it should say... Former PhD candidate... :D Soomaali iyo siday derajada ugu ciyaaraan: Dr. ku lehe. Hadday doonto hal derajadaas gaarey kuma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Geelu marba xeraduu joogo baa u xaq leh, xaaraan ma galo bay ahayd the last Somali Convention I've heard.

 

Ibti: Wiki alone wouldn't do that much of reference.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Halkee mareysaa xulashada Ra'isal wasaraha Somalia?

12 Oct 12, 2010 - 12:38:10 PM

 

Kadib markii uu iscasiley Ra'isal wasaarihii Somalia Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke ayaa waxaa Madaxweyne Sheekh Shariif weli go'aan ka gaarin qofkii qaban lahaa xilkaan.

 

Waxaa xusul duub xoogan ka socdaa magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha Villa Somalia iyadoo warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in xubnaha loogu hadal heyn badan yahay ayu ugu cadcad yihiin Xuseen Khaliif Xaaji Jamac iyo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini.

 

1- Xuseen khaliif Xaaji Jaamac

2- Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini

 

Xuseen Khaliif Xaaji Jamac oo ka baxey dugsiga sare ee Cumar Samatar [Galkacayo] sanadkii 1977 ayaa noqdey sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska isagoo markii dambe ku biirey ururkii SSDF 1981.

 

Mr. Xuseen Khaliif ayaa u baqooley dalka Canada markii ay burburtey ururkii SSDF isagoo halkaas ku qaatey waxbarasho dheeraad ah.

 

Musharaxaan ku jira xubnaha saaran miiska Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif ayaa waxbarashada uu ku qaatey dalka Canada kadib u shaqeeyey Bangiga Islaamka oo saldhigiisu yahay wadanka Sucuudiga.

 

Dhinaca kale waxaa wararku sheegayaan in liiska kala doorashada uu kusoo harey ninka la yiraahdo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini.

 

Diini ayaa xogahaan hayno haysan jirey xiligii Xukuumada Maxamad Siyaad Barre ka talineysay wadanka Somalia xeradii ciidamada ee la oran jirey 77 isaga oo markii dambe xukumey ciidamadii Madaxtooyada Marxuum Siyaad.

 

Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo looga arinsanayo qofka qabanaya xilkaan iyadoo shirarka xildhibaanada iyo siyaasiyiin kale la galayaan Madaxweyne Sheekh Shariif.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

It looks Xuseen has been identified :D

 

Aw Xiin..It doesn't matter who I support.Give couple months and there will be KHILAAF between and Sharif.N then we are back to square one.We will posting these sorts of threads.

 

 

August1...I'm guessing you are Sakhar? I'm not from Burtinle and never been there either.I'm ciyaal Bilaajo and that's all that matters icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this