VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 Who will stay and who's going Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 1, 2010 So some ministers are keeping their post? Juxa and Ilko-jiir thought not on the list will remain in their post, I would assume. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted March 1, 2010 Well I think Faroole should’ve added himself to the list, specifically I’d prefer if his name was in the “kuwa xilka baneeyey” column. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 1, 2010 ^ Lool@kuwa xilka baneeyay Nice one! Quote Share this post Link to post Share on other sites
VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 Abdulkadir Abdi Hashi Phd West Virgina USA POLITICAL SCIENCE 2 Masters International Co-operation being one. First first secretary United Kingdom Somali Embassy at 20 years old. Amazing CHOICE! Puntland Diaspora Forum President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 7624_165650488720_514108720_2790192_4935726_n Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted March 1, 2010 Garoowe:-Waxaa wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada ee Madax weynaha dowlada Puntlland Dr.Faroole lagu kala diray golahii xukuumada ee dowlada Puntlland isagoo ku sameeyey isku shaandhayn sidda lagu xusay wareegtada Lr 19 011/03/2010. Madaxweynaha Puntlland Dr C/raxmaan Faroole ayaa la tashi badan oo uu la sameeyey Madaxweyna ku xigeenka Puntlland Gen.Cabdi samad Cali Shire waxaa uu magacaabay Gole xukuumada oo cusub. Wasiirada cusub ee xilka loo dhiibay waxaa ka mid ah 1.Wasiirka Amniga Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr 2.Wasiir Kuxigeenka Amniga Cali Yuusuf Cali Xoosh 3.Dr.Dauud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 4.Prof;C/qaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 5.Injineer C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 6.Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekaddaha iyo gaadiidka Badda 7.Xassan Faarax Jaamac Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha 8.Cabdi Maxamuud Maxamed Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha 9.Dr.Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Caafimaadka 10.Cabdi Khaaliif Xaaji Xassan Aw-Axmed Wasiirka Cadaaladda iyo dhaqan celinta 11.Cabdi Yaasin Xirsi Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose 12.C/risaaq Maxamed Ismaacil Wasiir Kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose 13.C/shakuur Mire Aadan Wasiir Kuxigeenka howlaha guud iyo gaadiidka 14.C/qaadir Muuse Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda 15.Maxamed C/laahi Saalax Deer Wasiir Kuxigeenka Kallumaysiga labaad 16.Saynab Ugaas Yaasiin Wasiir Kuxigeenka arimaha Haweenka iyo Qoyska 17.Cali Axmed Gamuute Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada 18.C/qani Salaad Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta 19.Maxamuud Maxamed Sheikh Ibraahim Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Wasiirada xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah 1- Gen.C/laahi Siciid Samatar 2- C/risaaq Yaasiin Cabdulle 3- C/laahi Cali Xirsi 4- Faarax Aadan Dhalac 5- C/risaaq Xuseen Gacayte 6- C/kariim Saalax Cali 7-Bashiir Cali Biixi 8- Xaliimo Maxamuud Maxamed Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa M_M_Deeq Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 Prof;C/qaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga is DOWLAHA a new ministry? Quote Share this post Link to post Share on other sites