Sign in to follow this  
VivaSomaliaa

Puntland Cabinet Reshuffle

Recommended Posts

So some ministers are keeping their post? Juxa and Ilko-jiir thought not on the list will remain in their post, I would assume.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Well I think Faroole should’ve added himself to the list, specifically I’d prefer if his name was in the “kuwa xilka baneeyey” column.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdulkadir Abdi Hashi

Phd West Virgina USA POLITICAL SCIENCE

2 Masters

International Co-operation being one.

 

 

First first secretary United Kingdom Somali Embassy at 20 years old.

 

Amazing CHOICE!

 

 

Puntland Diaspora Forum President.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Garoowe:-Waxaa wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada ee Madax weynaha dowlada Puntlland Dr.Faroole lagu kala diray golahii xukuumada ee dowlada Puntlland isagoo ku sameeyey isku shaandhayn sidda lagu xusay wareegtada Lr 19 011/03/2010. Madaxweynaha Puntlland Dr C/raxmaan Faroole ayaa la tashi badan oo uu la sameeyey Madaxweyna ku xigeenka Puntlland Gen.Cabdi samad Cali Shire waxaa uu magacaabay Gole xukuumada oo cusub.

 

Wasiirada cusub ee xilka loo dhiibay waxaa ka mid ah

 

 

1.Wasiirka Amniga Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr

 

 

2.Wasiir Kuxigeenka Amniga Cali Yuusuf Cali Xoosh

 

 

3.Dr.Dauud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

 

 

4.Prof;C/qaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

 

 

5.Injineer C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

 

 

6.Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekaddaha iyo gaadiidka Badda

 

 

7.Xassan Faarax Jaamac Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

 

 

8.Cabdi Maxamuud Maxamed Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha

 

 

9.Dr.Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Caafimaadka

 

 

10.Cabdi Khaaliif Xaaji Xassan Aw-Axmed Wasiirka Cadaaladda iyo dhaqan celinta

 

 

11.Cabdi Yaasin Xirsi Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose

 

 

12.C/risaaq Maxamed Ismaacil Wasiir Kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose

 

 

13.C/shakuur Mire Aadan Wasiir Kuxigeenka howlaha guud iyo gaadiidka

 

 

14.C/qaadir Muuse Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda

 

 

15.Maxamed C/laahi Saalax Deer Wasiir Kuxigeenka Kallumaysiga labaad

 

 

16.Saynab Ugaas Yaasiin Wasiir Kuxigeenka arimaha Haweenka iyo Qoyska

 

 

17.Cali Axmed Gamuute Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada

 

 

18.C/qani Salaad Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta

 

 

19.Maxamuud Maxamed Sheikh Ibraahim Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

 

 

Wasiirada xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah

 

 

1- Gen.C/laahi Siciid Samatar

 

 

2- C/risaaq Yaasiin Cabdulle

 

 

3- C/laahi Cali Xirsi

 

 

4- Faarax Aadan Dhalac

 

 

5- C/risaaq Xuseen Gacayte

 

 

6- C/kariim Saalax Cali

 

 

7-Bashiir Cali Biixi

 

 

8- Xaliimo Maxamuud Maxamed

 

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa

 

 

M_M_Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this