Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: [Stability], Qaybdeed, Morgan, Abdi-Salaan enjoy a game [PICS/Blue]

Recommended Posts

hor-heg-h24-06.jpg

 

Gabdhaha Kubadda Koleyga horseed oo iska diiday hankii kooxda heegan ee hanashada koobka H-24-aad K/Koleyga Soomaaliya

 

Mogadishu Jimco, January 25 2008 SMC

 

Waxaa si xiiso badan uga socoda garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee wiilasha K/Koleyga Soomaaliyeed , waxaana ciyaar aad u xamaasad badnayd si weynna loo hadalhayay beryahan isaga hor yimid kooxaha Heegan vs. Horseed, waxaa 49-48 si dirqi loogu awood sheegtay gabdhah Horseed iyadoo sidaasna ay ku baaba`day hankii kooxda Heegan ee hanashada horyaalka 24-aad oo haddii ay ka badin lahayd Horseed ay noqon lahayd horyaalka Gabdhaha K/Koleyga ee kubadda koleyga Soomaaliya , basle ciyaarta ayaa u muuqata mid isku celis noqonaysa maadaama labada kooxoodba ay isku dhibco noqdeen (min 6 dhibcood) oo midba mar laga badiyay .

 

Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray mas`uuliyiinta ka socotay wasaaradda isboortiga wasiirka isboortiga Axmed C/Salaam ,ciidanka booliska Soomaaliyeed Taliyaha CBS Cabdi Qeybdiid ,mas`uuliyiinta G.O.S C/qaadir Abkoow ,xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad iyo aad u buuxdhaafiyay garoonka Lugino oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga.

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this