Siciid1986 Posted June 30, 2010 Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi. Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda. Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen. Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland. http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=12740&permission=1&audioFile= Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 30, 2010 Siciid1986 aka LiqaayeTHD, i am afraid to tell you this news is not true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 30, 2010 Good job, udub should let the Commission do their job Quote Share this post Link to post Share on other sites