Sign in to follow this  
raadamiir

IS KENYA NEUTRAL ANYMORE?

Recommended Posts

Nairobi:-Dawlada Kenya ayaa waxaa ay shalay ka yeelatay kulan albaabadu u xiran yihiin digniinti Maraykanka ee la xiriirtay weeraro argagaxiso ah oo la la beegsado dalalka Etoobiya iyo Kenya

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kenya John Michuki ayaa waxaa uu kulan deg deg ah kula yeeshay xafiiska madaxweynaha saraakisha sare ee mukhaabaratka iyo amniga ee dalka Kenya

 

kulankas oo si gaar ah loogu qiimaynayay hanjabadaha weeraro argagaxiso ah oo lala beegsado dalka Kenya taas oo Maraykanku digniin culus ka soo saaray.

 

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada amniga ee dalka Kenya ayaa waxa uu sheegay in dhismayasha muhiimka sida Kenyatta International Conference Centre iyo xarumaha ee kale ee waawayn si wayn amaankoda loo adkeeyay

 

 

Safaarada Maraykanka ee Nairobi ayaa waxa ay dhawr cisho ka hor ka digtay weeraro ismiidamin ah oo laga soo abaabulo gudaha dalka Somaliya kuwaas oo ku wajahan dalalka Etoobiya iyo Kenya

 

Waxaana sidoo kale ay safaaradu uga digtay muwaadinint Maraykanka ee ku sugan dalalkas in ay taxa dar dheerad ah qaatan.

:D:D:D ENJOY

Share this post


Link to post
Share on other sites

GOOD NEWS, THE WAHABIIS SUPPORTED THE UNITED SOUTHERN COURTS FROM THE BIG MONEY MACHINE OF KENYAN BUSINESS MEN. I THINK KENYA IS GOING TO CHANGE SOME RULES REG. DON'T YALL AGREE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

kenya has never been neutral!!!! The madax korankor mistreat, colonise and subdue somalis. Kenya would love to see somalia shattered.

 

I hate the madax cambuulos with passion!!!!!! The NFD would insha allah become independent.

 

The mere mention of Kenya and neutral offends me; Insults my intelligence and brings back memories of a vicious regime inept on colonising my people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this