sumeya Posted May 20, 2004 ASALAMU CALEYKUM WARAXMATULAHI, WAXAN HALKAN KUSO QORAYA SUASHI DIINIGA AHAA OO LAGA JAWAABI WAAYEY. 1:MUXAMMAD BIN CABADULLAAH BIN CABDUL MUDDALIB GORTU DHASHEY. J:WUXUU DHASHAY SANNADKII 571 EEMIILAADIGA 2:DADKII ISLAAMKA SOO GALAY AFARTII SANO EE UGU HORREYSEY SOO DIRIDDII NAEBIGA, J;waxay ahaayeen dad tabar yar aan karin inay difaacaan nafahooda oo ka hortagaan dulmiga wax daran bayna aheyd oo dhib badan oo baas cadaadintii qureysh, 3;DHAMMAADKA SEDDEXDII SANO EE UGU HORREYSAY EE SOO DIRIDDIISII NEBIGA CSW. J;waxaa la amray inuu kaco oo digo markaasuu billaabay inuu u fiditaa diinta si caad ah, 4:RAGGII UGU DAMBEEYEY EE MUSLIMIINTII KAGARAY INAY HAAJIRAAN, J:WAXAY AHAAYEEN ABUU BAKAR,CALI,IYO NEBIGA, 5:DHABAATADII KU SOO GAADHAY MUSLIMIINT DAGAALKII UXUD MAXAY HOS U DHIGTAY, J:WAXAY HOOS U DHIGTAY MEEQANKII AY KU JOOGEEN QABAA'ISHII CARABTA DHEXDOOD IYO SIDOO KALE YUHUUDDII MADIINA DEGGNEYDQABAA'ISHII U XAGLINAYEY SHALAY MUSLMIINTA HAATAN WAXAY U LIICEEN QUREYSH SIDAA DARTEED DADKII RAACAY NEBIGA WAXAY AHAAYEEN KUWA LAGU SOO WEERARO OO LAGU LAAYO DHULKA LAGUNA XADGUDBO, Quote Share this post Link to post Share on other sites