Sign in to follow this  
Che -Guevara

Kooxaha Al- Shabaab Xisbul Islaam oo ku soo dhawaaday Baladweyn

Recommended Posts

Baladweyn(AllPuntlan d)- Gudoomiyihii degmada Magaalada Baladweyn ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay shaqadii duqa Magaalada Baladweyn wuxuuna sheegin sababaha rasmiga ah ee ku xambaaray in uu shaqadaasi iskaga tago, xili ay xiisado siyaasadeed oo qalafsan ka jiraan dalka Soomaaliya.

 

Iscasilaada gudoomiyahan waxa ay dhabar-jab weyn ku noqotay Xubno ka tirsan taageerayaashiisa oo ay shaqada wada wadeen, oo maalmihii ugu dambeeyey hanjabaado toos ah ujeedinayeen dhinacyada ka soo horjeeda, ayagoo isku arkayay xubno isku kalsoon ama rajo wanaagsan qabey, taasoo ku aadan in ay iska difaaci kareen kooxaha ka soo horjeeda.

 

Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maamulaya dhinacyo kala gedisan oo aan waxba iska galin, marka laga reebo dagaalkii ay la wada-galeen dowladii uu hogaaminayay Madaxweyne Yuusuf, waxaana hada ay yihiin kuwa iska soo horjeeda ayagoo marar badan ku dagaalamay gudaha magaaladaasi.

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this