Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Harakat Shabaab Al-Mujahideen reach mutual agreement with traditional elders of Garre

Recommended Posts

Xarakada Al Shabaab oo maanta kulan la qaadatay Beesha Garre kana wadahadlay sidii loo taageeri lahaa dhaqan Galinta shareecada Islaamka

 

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta kulan la qaatay Beesha Garre iyagoo ka wada hadlay sidii loo taageeri lahaa dhaqan Galinta shareecada Islaamka.

Kulankaani oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo odayaal ka socday Waxgaradka Beesha Garre loogana hadlayay iskaashi ay ka yeeshaan ku dhaqanka shareecada silaamka oo laga hergaliyo deegaanad ay degto beesha Garre ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho.

Sheekh Cabaas C/laahi C/raxmaan oo ka mid ah masuuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta ee kulanka la qaatay odayaasha ka socday beesha Garre aya augu baaqay dhamaan beelaha Soomaaliyeed in ay qaataan shareecada islaamka islamarkaana cisiga iyo harafku uu ku jiro ku dhaqanka shereecada Islaamka.

Sidoo kale mid ka mid ah ugaasyada Beesha Garre oo lagu magacaabo ugaas Ibraahim Xaaji Cusmaan oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin kulankaan looga hadlayay iskaashi ay ka yeeshaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo laga hergaliyo deegaanada ay degto beesha Garre oo ay la yeesheen masuuliyiin ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta isagoona ugu baaqay dhmaan umadda Soomaaliyeed in ay qaatan ku dhaqan shareecada Islaamka.

Si kastaba ha ahaatee ma’ahan markii ugu horeeysay oo xarakatul shabaabul mujaahidiin ay kulan layeeshaan mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this