Sign in to follow this  
General Duke

Tanzania to train up to 1000 Somali soldiers...

Recommended Posts

Dawladda Tanzania oo sheegtay inay tababar siineyso ciidamada DFKMG

Last Updated::2007-02-05 15:42:34

 

Tanzania:- Dawladda Tanzania ayaa ku gacan seertay in ciidamo nabad ilaalin ah ay u soo dirto dalka Soomaaliya ayadoo taa badalkeeda ballan qaaday in taw abar ay u fidiso ciidamada DFKS.

 

Tallaabadan ayaa timid xilli ururka midowga Africa weli uu u xusul doob ugu jiro dhameystirka 8,000 oo askari oo loo dirayo dalka Soomaaliya si ay u saacidaan dawladda kmg .

 

Dawladda Tanzania ayaa sheegtay in 1,000 askari ay u tawabareyso dalka Soomaaliya, kuwaasoo tawabarka ku qaadan doodna Akademiyad milatari oo ku taal magaalada Manyara ee waqooyiga dalka Tanzaniya.

 

Dhinaca kale dawladda Tanzania ayaa casuumaad ufidisay Ra'iisal wasaare Cali Maxamed Geedi oo lagu wado todabaadkan in uu booqdo magaalada Dar es Salaam si wadahadal heer sare ah ula yeesho madaxda dalkaasi oo uu kala hadlayo sidii ay gacan u siin lahaayeen dawladdiisa.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

Dawladda Tanzania ayaa sheegtay in 1,000 askari ay u tawabareyso dalka Soomaaliya, kuwaasoo tawabarka ku qaadan doodna Akademiyad milatari oo ku taal magaalada Manyara ee waqooyiga dalka Tanzaniya.

"tawabareyso"? "ku qaadan doodna"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

The training will take place in Tanzania..

'Cause Somalia isn't a safe country to train them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No because they have better training facsilities than Somalia..

As you know there are thousands being trained in Manas, Daynunay as well as Bali Doogle. However the Tanzanians have said they will help in this way, so why not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this