Sign in to follow this  
Emperor

The new Somali cabinet get the vote of confidence

Recommended Posts

Emperor   

Baydhabo: Baarlamaanka Federaalka oo 220 codad ka badan Kalsoonidooda kusiiyay Xukuumada Federaalka

10. januar 2008

 

 

Baarlamanka Federalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta cod gacantaag ah ku ansaxiyay Xukuumadii dhowaan uu soo dhisay Raysul wasaare Nuur Cede taas oo Qorshaheeda lahorkeenay Baarlamanka si kalsoonida loo siiyo.

 

Kulanka oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Baarlamanka ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa ku soo xaadiray 230 xildhibaan, iyadoo xildhibaanada lagu horakhriyay Labo Mooshin oo ay soo diyaariyeen qaar kamid ah xildhibaanada kuwaasi kala taageerayay in kalsoonida Xukumada laga dhigo mid qarsoodi ah iyo inay noqoto gacantaag.

 

Mudaddii uu socday kulanka ayaa xildhibaanadii soo diyaariyay Mooshinka qarsoodiga ah waxaa ka tanaasulay 23 xildhibaan oo sheegay inay ku biireen codka gacantaaga ah iyadoo ay soo hareen xubno tiradooda ay yartahay sidaasina kalsoonida Xukuumada looga dhigay mid gacantaag ah.

 

223 xildhibaan ayaa codka gacantaag ah ku ogolaaday xukuumada inay sii guda gasho howlaheeda, waxaana diiday 5 mudane halka 2 kalana ay ka aamuseen sidaasina gudoomiyaha baarlamanka oo shir gudoominayay Kulanka uu ku shaaciayay natiijada rasmiga ah ee xukuumada, isagoo cadeeyay inay ansaxtahay maadaama ay ogolaadeen 223 xildhibaan.

 

Yaasiin Digool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Ra’isul wasaare Nuur Xasan Xuseen “Waxaan idinak codsanayaa hadii aan qaldanahay in aad I qabataan hadii aan wado sax ah ku sopcdana aad gacan isiisaan”.

 

Ra’isul wasaaraha jkamhuuriayda Federalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) aya sheegay in xukuumadiisu ay ku soconeyso habka ku dhsian xaqa iyo daacdniamda,waxaana uu yiri “Waxaan balan qadayaa waajibaadka naloo xil saaray in aan u gudanayno si hufan oo daacad ah”

 

Ra’isul wasaaraha jkamhuuriayda Federalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) aya sheegay in xukuumadiisu ay ku soconeyso habka ku dhsian xaqa iyo daacdniamda,waxaana uu yiri “Waxaan balan qadayaa waajibaadka naloo xil saaray in aan u gudanayno si hufan oo daacad ah”

 

Ra’isul wasaaraha ayaa hadalkan ku sheegay khudbadiisii uu jeediyay maanta ka gadaal markii mudanayaasha baarlamanka qaranku ay xukuuamdiisa cusub ku ogolaadeen cod aqlabiyad aad u ballaaran ah.

 

Ra’isul wasaraha Soomaaliya ayaa mahadcelin ballaaran ujeediyay mudanayaasha sharafta leh e u codeeyay xukuum,ada qaranka,waxana mahadcelintaa kadib sheegay in kalsooni siintii maanta ay muujineyso rajo wanaag ah in umada si guud oo dhib la’aan ah loogu adeegi doono.

 

Ra’isul wasaaraha ayaa codsi wada jir ah u diray mudanayaasha baarlamaanka,madaxweynaha jamhuuriyada,shacabka Soomalaiyeed iyo beesha caalamkaba codsigaas oo ku aadanaa in ay gacan ku siiyaan sidii uu ugudan laha waajibaadka culus ee loo xil saaray.

 

Ra’isul wasaraha jamhuuriyada aya mar kale ku celiyay ahdal uu horay usii daayay oo ahaa in mudanayaasha baarlamanka iyo shcabka Soomaaliduna ay qabtaan oo saxaan hadii uu qaldan yahay,hadii uuwadada saxda ah ku socdana ay la shaqeeyaan oo gacan siiyaan.

 

Ra’isul wasaaraha,xubnaha goliis awasiiarda iyo gudu ahaan jmduanayaasha baarlamaanka aya alaga dareemi karayay farxad weyn oo ku aadan sida sharaftu ku dheehantahay oo xukuuamdu ay maanta kalsoondia u heshay.

 

Xukuuamdan cusub ayaa waxaa horyaala howlo ad adag oo hdana aad u farabadan oo looga fadhiyop in ay ku fuslio mudo gaaban gudeheed,.waxaana Allah uga baryaynaa in uu la garab galo hwosha culus ee hortaala.

 

 

Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho.

 

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^You asking me this question now? Awoowe don't you think is already too late to talk about this... Bear in mind, the Parliament was made in Kenya and way before even Yey was elected...

 

I thnk ot's way too tale to analyse and discuss about this right now...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Emperor:

I thnk ot's way too tale to analyse and discuss about this right now...

Ayaadi alif-wax maleh ka halowda Al-Baqra kama tosto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Its great news, now the cabinet will function and we are on the move.

Baburkada dibilihi Ruushka waka daran yahey, it has been on the move for the last four years - yet static.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^We have achieved allot in the past 3 years and insha Allah will achieve more in the next 2 and beyond.

 

Its about restoring the state, and thats bigger than anything anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumada cusub oo maanta cod kalsooni ah heshay.

 

(Mogadishu, January 10 , 2008 HornAfrik Media)

 

Kulan maanta uu Barlamaanka Soomaaliya ku yeeshay magaalada Baydhaba ayaa cod aqlabiyad leh ku taageeray jiritaanka xukuumadda tirada yar ee Ra'iiusl Wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur-cadde, kaddib markii cod gacan taag ah kalsoonida loogu weydiiyey mudanayaasha Barlamaanka rasmi ahaanshaha xukuumaddaasi.

 

Kulanka Barlamaanka ayaa markii hore cod loo qaaday qaabka cod bixinta oo ay mudanayaasha ku kala qeybsanaayeen, kaddib markii qaar ka mid ah ay soo bandhigeen in codka laga dhigo mid qarsoodi ah, halka kuwo kalena ay dalbanayeen in gacan taag laga dhigo, waxaana ugu dambeyn guuleystay mudanayaashii doonayey in cod bixinta laga dhigo gacan-taag, intaas kaddibna waxaa si guud codka kalsoonida loogu qaaday xukuumadda Nuur cadde, taasoo cod aqlabiyad leh ku guuleysatay.

 

Ilaa iyo 220 mudane ayaa oggolaaday halka 5-mudane ay diideen, waxaana ka aamusay saddex xildhibaan iyadoo guud ahaan fadhigii maanta ay soo xaadireen ilaa iyo 230-mudane.

 

Ammaanka xarunta Barlamaanka ayaa waxaa sugayey ciidammada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Emperor, awoowe yes or no would have sufficed. I see you are not ready for lil muran on that issue.

 

TFG is legit government in the eyes of the powers that be. However there at home where it matters they are viewed as another faction dominated by two sub-clans and armed by gaalo.

 

Awoowe bal inta nafta u sheeg waxani waa aduun aakhiraana looga socdaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Home is large and hosts many that have different veiws... I think you would agree with me If I said there are many back where you call home that have the same veiw as the Super powers outside...

 

As for your earlier question, Yes and No, if you only demand that as answer, you are correct I was avoiding a closed answer, there is no right or wrong thing in Somali for tha matter in whole of Africa Sxb... Many things come and go by default.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

The short answer is NO my man Emperor. There are many difficult chess games in Somalia that have three dimensions but not this one.

 

1. TFG is a horse saddled by armed warlords.

2. Foreigners hands, Egypt, Italy, IGAD as a group, Ethiopia -- the conference was not Somali-owned process.

3. Islamists were denied to participate.

4. Participants was chosen by the armed officer of representative clan.

 

After so many years:

 

1. Original officers have either disowned their product, forced out, fallen from grace, or rebelled.

2. Transitionl institutions like parliament have split into two.

3. Ethiopia have intervened on behalf of remaining TFG wing and used force to impose their legitimacy on others.

4. Only two sub clans call the shots out of original thirteen.

5. Conflict is on-going -- by default we are back to square one.

 

The complexity of the Somali affair is not what this TFG is made of -- after all it is known commodity awoowe. But rather what we have today. We now have two powerful subclans -- power being relative let me defined in simple terms that's in sync with nomad real politik -- sub clans that occupy important regions, armed to the teeth, and secured the blessing of neighboring regional power and world power blinded by illusive non existent existential threat posed by three terrorists in Somalia.

 

Awoowe dowladnimadu laba reer kama maqna. Somalina iyagga ma aysan wakiilan oo dawladdii heedhahaya inoo soo celiya ma oran. Dukaan labo shuraako ku tahay hawshatani ka weyn boowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this