NASSIR Posted October 16, 2010 Waxa dhawaan Kulan Balaadhan isugu Yimi Odayaasha iyo Aqoonyahanka Beesha **** ee ku dhaqan dalka Kenya Kuwaasi oo Kulan Balaadhan oo Warbaahinta qayba Heeda kala Gadisa Lagu casumay ku qabtay Hotelka Nomad Palaza ee Nairobi, iyaga oo Muujiyay sida ay Uga xun Yihiin Colaada GalGala iyo Go’doominta Lagu Sameeyay Bulshadii ku dhaqnayd Deegaanka Galbeedka Bari. Baaqan ayaa sidoo kale lagu xusay in Odayaasha Beesha ********** loo diray Fariin ah inay wax ka qabtaan Arinta GalGala hadii aanay Arinkaasi u Tafa Xaydan ay Beesha Maxamuud ***** u Arkayso inay Raali ka Yihiin weerar GalGala ku qaaday Puntland iyo kuwa Hor Boodaya. Shirkaasi oo Nuquladii laga soo saaray Loo qaybiyay Hay’addaha Nadeeya Arimaha Somaliya iyo Safaaradaha degan Nairobi ee Beesha Caalamka. LISTEN [ October 16, 2010, 02:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 Sheekadii Galgala wali wii socota miyaa. Interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 16, 2010 Originally posted by Libaahe*: Sheekadii Galgala wali wii socota miyaa. Interesting. Not back home it isn't, there are some who are no where near the issue's so they don't mind trying to keep it going! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 16, 2010 ^Please don't Disrespect the elders and their concern for the peace and security of their regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 16, 2010 Nassir, what elders? In Nairobi of all places... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 16, 2010 Originally posted by NASSIR: ^Please don't Disrespect the elders and their concern for the peace and security of their regions. It's sad Nassir that you and a few Diaspora are still trying to keep this issue alive. The people in these area's are fully capable of defending themselves if they were being subjected to any of the outrageous claims you say are occurring, but they are not! Give it a rest, It has long been over! Quote Share this post Link to post Share on other sites