Gheelle.T Posted October 21, 2009 Xiinow, gabanadii warkood la waa. Arrinkoodu waa afkiiba juuqda... AS say u lahaayeen qofkastaa waa gaal, iyagii baa hadda ku dhow inay isugu yeeraan gaalnimmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 22, 2009 Digashadu ma fiicna, Fitnadana Ilaah baa laga magan galaa!. Al Shabaab qalad & sax waa leeyihiin, laakiin hadda taas ma taagna, waxaa lagu haystaa waxa ay u taaganyihiine, haddaadan la jirsan karin Cadawga ha u jebin!. Iney XI la dagaalamaan ama iyaga dhexdooda intey kala jabaan haddana is dilaan waa dhici kartaa!. Kuwo ka fadli badan, kana aqoon og Diinta ayaa BABTA iska qasay!, iyadoo weliba furinta cadaw joogo, intey dagaallamaayeenna Jihaad uusan jirin!. Waxaa soo hartay Gaalaysiinta & Dilka, Koox ama Qof kasta ee u istaagta JIHAAD! waa ku qasab labadaas ama midkood!. C/laahi ibnu Zubayr (RC) oo hadduu Salaadda u istaago waxa hareerihiisa ka dhaca aan ogeyn, wuxuu ku sigtay inuu gubo Muhammad ibnu Hanafiyyah (wiil uu dhalay Sayyid Cali (RC)markuu diiday inuu dagaalka la galo uu uga soo horjeedo Yazeed. Haddaad Sayyidka taariikhdiisa akhrisidna waxaad is leedahay isagaa AS baro dheeraa!. Marka, akhyaareey waxba yuusan dhiiggu idin kicin, hebel oo reer hebel ahna maxaa loo dilay ma joogto, Khilaafadii Cumar-na sooma noqoneyso, ee waxa yar een heysanno ma iska biyo-biyeysanaa?. Markey Soomaaliya isku labqas-neyd, oo maydka laga tallaabsan jiray, oo qofka loo dilayey Bac madow waa nalagu fiirsan jiraye hadda waxa is bedelay ma is weydiiseen?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 Adduunyo you are supporting AS yet you have the audacity to talk about fitnah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 22, 2009 ^^ Maxaa diidaayo?, waxaa la yiri: Nineey meeli u caddahay .....! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 ^perhaps you do not understand what the term fitnah means. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 22, 2009 ^^Sida muuqata adigaan fahmin waxan ka hadlaayo, AS-na ma taageerine, tartiib bal adoon deg-degsaneyn, wax iska celina aysan kaa ahyn mar kale fiiri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 Lets cut to the chase waryee. Yaad taageersantahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites