Abdi2005 Posted June 18, 2006 Whats your opinion about this latest action by A/yusuf? To me its obvious A/yusuf want to stop informations coming out from Baidabo after ethopians entered the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 18, 2006 The owner of these bussines are waging war in all front against the Old man. with very skilled propaganda and finital support with his opponent. Both sides are open war now. the uglies part are still to come Dayniile version. Xaruntii Baydhabo ay ku laheyd shirkadda Isgaarsiinta Telecom-Somalia oo albaabada loo laabay, kadib markii lagu eedeeyey maamulka sare ee shirkadaasi in la dhageysto taleefanada xubnaha dowladda ee Baydhabo ku sugan Baydhaba Waxaa maanta albaaba la isugu dhuftay xaruntii shirkada Isgaarsiinta Telecom-Somalia ay ku laheyd Baydhabo, waxaana amarka xariga xaruntaasi bixiyey mid ka mid ah wasiirada ka soo jeeda beelaha ********, iyadoo la jaray dhammaan qadkii shirkadaasi ee ku yiilay gobolada Bay & Bakool. Warar kale duwan ayaa ka soo baxaya sababaha loo Jaray qadadka taleefanada shirkada Telecom, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in loo jaray xaalad ciidan oo degdeg ah maadaama ay goboladaasi soo galeen ciidamo Itoobiyaan ah, halka wararka ay sheegayaan in la helay xog ku saabsan in la dhageysto taleefanada gacanta ee ay leedahay shirkadaasi oo ay wataan xubnaha dowladda federaalka, taasoo soo dedejisay in go’aan lagu gaaro in la jaro qadadka shirkadaasi. Maamulka shirkadda Telecom ayaa ka mid ah ganacsatada taageerada weyn siiya midowga maxaakiimta, iyadoo ka hor midowga maxaakiimtana uu maamulki taageeri jiray xubnaha beesha ******* ee ku jira Isbaheysiga dooxada Jubba, waxaana qeybo ka tirsan gobolka Sh/hoose & J/hoose ku sugan maleeshiyooyin & baabuur tikniko ah oo ay leedahay shirkadaasi [ June 19, 2006, 01:25: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 19, 2006 Baliis, qabiil names ka tirtira before you post copy and paste articles. We cannot edit qabiil out of articles every time. Dankis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 19, 2006 Waxgaradka gobolka Gedo oo dalbaday in dib loo furo Radio Shabelle Baydhabo Baardheere - 19 June. 06 ( Sh.M.Network) Waxgaradka iyo shacabka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda KMG in ay dib u furaan Radio Shabelle ee magaalada Baydhabo oo shalay lagu xirey amar ka soo baxay wasiirka beeraha ee dowladda Fadhigeedu yahay halkaasi. Mas'uuliyiinta iyo aqoonyahanada waxgaradka degmada Baardheere ayaa ka dalbaday dowladda FS in dib loo furo Studiyaha idaacadda shabelle ay ku laheyd magaalada Baydhabo oo shalay subax ay xireen ciidamo ka tirsan dowladda FS. Xubnahaan kala duwan ayaa waxa ay sheegeen in idaacadu ay aheyd mid dhex dhexaad ah oo had iyo jeer soo tabineysay wararkii ugu dambeeyay ee Somalia iyo caalamka, oo dhageystayaal tiro badan oo Somaliyeed ay ku xirnaayeen, iyagoo si gaar ah u xusay doorka idaacada ay ku laheyd soo tabinta wararka abaarihii ka taagnaa gobolka Gedo. Dadka si weyn u muujiyay dareenkooda ku aadan in la furo studiyaha idaacadda Shabelle Baydhabo ayaa waxaa ka mid ah Max'ed Sheekh Axmed Keyd oo ka mid ah Mas'uuliyiinta degmada Baardheere, isagoo dhinaca kale ka codsaday dowladda FS in ay furaan idaacadda. Tan iyo shalay markii albaabada loo laabay Studiyihii idaacadda Shabelle ay ku laheyd magaalada Baydhabo ayaa xiritaanka Studiyaha waxaa si weyn looga dareemay guud ahaan degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Gedo, waxaana soo baxayay baaqyo kala duwan oo dowlada lagaga codsanayay in ay dib u furaan maadaama idaacadda ay u adeegto bulshada Soomaaliyeed. Axmed Cumar Saalixi Shabelle Media Network, Gedo Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2006 Radio Shabbele works for Inda cade and the interest of the clan that occupies the southern areas. It nees to be shutt down in Baidoa as well as other areas... Nothing skilled about making false allegations and basing your whole work on lies.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi2005 Posted June 19, 2006 Originally posted by General Duke: Radio Shabbele works for Inda cade and the interest of the clan that occupies the southern areas. It nees to be shutt down in Baidoa as well as other areas... Nothing skilled about making false allegations and basing your whole work on lies.. And we have to take your words for it? its very clear on which side you are on, as supporter of daba dhilif you should at least hide your impartiality or people will see you as comedian and nothing more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 20, 2006 WOW, I am continuously shocked by Duke's way of trying to go around the truth in defence of tired warlord Abdullahi Yusuf. Mr. Duke, what happened to the freedom of press? are you not for that saxib? The specific reason that the radio was shut down is to make sure the presence of the Ethiopian army that is pouring into Baidhabo goes undetected. That is the very reason why. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 20, 2006 there is no ethiopian army in Baydhabo now. Muslims should nor lie. At least you should listened the BBC news. It is very clear now. the ethiopian officers normaly enter border cities is not something new. get the point Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 20, 2006 Originally posted by Duufaan: [ At least you should listened the BBC news. Really, is that your suggestion sir? you want us to listen to the been been siida. There have been eye witneses from that region that have reported what is believed to be a batallion of well armed Ethiopian troops present now in Baidhabo and across the Ethiopian-Somali border. I rather rely on eye witneses rather than something that has been edited, censored, and fixed like the BBC Somali language sect. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 20, 2006 You are not very well imformed. The BBC is pro-court media. Quote Share this post Link to post Share on other sites