Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Minister Of Fishery Delivers New Infrastructure For Fishermen. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Kheyraadka Badda Puntland Oo Lagu Wareejiyey Dhismo Loogu Talagalay Kaluumaysatada (Sawiro)

 

June 24, 20104 comments | leave your own!Hay’adda VSF Switzerland ayaa maanta Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ku wareejisay dhismo loogu talagalay kaluumaysatada in ay dhigtaan ama saaran kaluunka ay kasoo jilaabtaan Badda.

 

Munaasabad lagu wareejinaayay dhismahaas ayaa ka dhacdey xarunta Wasaarada,waxaana goobjoog ka ahaa masuuliyin ka socotay Wasaarada gaar ahaan Wasiir kuxigeenka Mudane Cabduqaadir Muuse Yuusuf Jentelmaan iyo Saraakil ka socotay Hay’adda VSF oo iyadu fulisay dhismahaan.

 

Sarkaal ka socday Hay’addaas oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in dhismahaas loogu talagalay in kaluumaysatada ay isticmaalan oo ay kaluunka saaran markii ay keenaan Badda oo ay kasoo jilaabtan.

 

”…Kaluumaysatada markii hore ciida ayay saari jireen kaluunka ay soo qabsadaan,hada dhismayaashan ayay saaranayaan oo ay ku habaysanayaan..”,ayuu yiri.

 

 

Wasiir kuxigeenka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Cabduqaadir Muuse Yuusuf ayaa mahadcelin ujeediyey Hay’adda VSF isagoo sheegay in dhismahaan ay tahay mid muhiim ah dhamaan kaluumaysatada ku dhaqan degmada Bosaaso.

 

Qaar ka mid ah Kaluumaysatada oo ku sugnaa goobta munaasabada ay ka socotay ayaa iyaguna soo dhoweeyey dhismanahaan iyagoo sheegay in ay wax weyn ka tari doonto howlahooda.

 

Cabdisalaan Axmed Shire

 

Horseed Media

 

P1030672.jpg

 

P1030658.jpg

 

P1030670.jpg

 

P1030663.jpg

 

P1030662.jpg

 

P1030668.jpg

 

P1030657.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is getting redicilous.

 

First of all its not Puntland Minister Of Fishery Delivering New Infrastructure. But an Swiss NGO presenting a bit of cement blocks as infrastructure.

 

Dont know who to blame? The Swiss NGO presenting this as development? Or the Minister who is so happy with this, that he is complementing them on tv for a bit of cement, sand and water.

 

We should kick these NGO's out of the country. I am sure the ppl of Bossaso could have build and financed this cement blocks themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this