Juje Posted December 19, 2009 Garkayga oo kale deysta KN: Maamulka Kismaayo ayaa ragga ku amray in ay deystaan garka iskana jaraan shaaribta, kaasina uu yahay amar islaami ah oo nin kasta ay tahay in uu fuliyo. Amarkan ayaa laga baahiyey idaacada Andulus ee codka maamulka ku hadasha, Madaxa Dacwada islaamiga ah ee maamulka Kismaayo ayaa dadka idaacada uga sharaxay , iyadoo dadka ay su’aalo weeydiinayeen. Lama oga ciqaabta ay raga mutteysan doonaan hadii ay u hogaansami waayaan amarkaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 19, 2009 Adeer Garku diintuu ka mid yahay, haddii aad neceb tahay diinta qaybteed ayaad neceb tahay, qaybaha kalena sidaad u jeceshay ma naqaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted December 19, 2009 Maxaa la yiri. Garku waa inuu lugaha gaaraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 19, 2009 It is part of Islam but you can't force the religion upon someone. They have to make that decision for themselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 19, 2009 Juje ma garkaad ka baqday mise sheekaa kalaa jirta? Shalay markay C/laahi Yusuf ka soo hor jeedeen waad la jirtay maanta maxaad ku nacday Ma Gadhka mise wax kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 Hadhow alshabab waxay odhan doonan wa inaynu Chekereyno inu nin walba bisqintisii iska jarray affartanki cisho ba mar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 20, 2009 Originally posted by sahal: Adeer Garku diintuu ka mid yahay, haddii aad neceb tahay diinta qaybteed ayaad neceb tahay, qaybaha kalena sidaad u jeceshay ma naqaan. Sahal, I like the way you think saaxiib. But please, don't bring diinteena into this trifle and irrational discussion, or we'll get nowhere even faster. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 20, 2009 Kaalay, qolyaha Kismaayonews, Wadaadka garka waa u weyneeyeen waana ka foolxumeeyeene waa sidee? RAG IS GURAHAYE miyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 20, 2009 Originally posted by Maaddeey: RAG IS GURAHAYE miyaa Indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites