A.J. Timacadeh Posted March 10, 2007 I certainly do. everybody knows these guys are only out for one thing. they wantto kill anyone who opposes them and whether that be for a clan warlord or a clan government there aim will remain the same. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted March 10, 2007 b]lol. The troops are getting trained in Bali-doogle of all places. The impossible is now not so. Remember the Clan Courts used to own Bali-doogle it was IndaCade's turf, no more saxib, its TFG turf much like Mogadishu, Kismayu and so on. [/b] Woow It seems You are so excited General tesfaye. So the glorious times is back again. I bet Oodweynes' famaous reteric "The defeated lot of yesteryears" Is on its way to be rephrased.Yet I blieve its too early to celbrate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 10, 2007 ^^^Saxib that made no sense to me at all. MUQDISHO: Ciidammadii tababarka loogu soo xiray Balli-doogle oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Posted to the Web Mar 10, 12:10 Muqdisho (PP) – Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ku dhawaad 4-kun oo ka tirsan Ciidammada Dowladda oo shalay tababarka loogu soo xiray Saldhigga Ciidammada Cirka ee Balli-doogle. Ciidammadaan ayaa ka soo galay Muqdisho labada waddo ee dhanka Koonfureed iyo midda dhanka Waqooyi, waxaana cidammadaan ay wataan gawaarida dagaalka oo aad u fara badan. Ciidammada ka soo galay dhanka Degmada Afgooye ayaa la sheegay inay ahaayeen ku dhawaad 2-kun oo Askari oo la sheegay inay sugayaan ammaanka Muqdisho, waxayna wataan ku dhawaad 40-gawaarida dagaalka ah. Sidoo kale ciidammada iyaguna ka soo galay dhanka Degmada Balacd ee Waqooyi ka xigta Muqdsiho ayaa waxaa la sheegay inay gaarayaan 2-kun oo kale oo wata iyaguna ku dhawaad 45-gawaarida dagaalka ah, waxaana lagu wadaa inay Muqdisho nabaddeeda sugaan inta aan la gaarin 16-ka bisha April ee sannadkaan oo lagu ballansan yahay in shirka dib u heshiinta Qaran lagu qabto Muqdisho. Ilo wareedyo ku dhow-dhow dowladda ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan lagu wado inay la kaashadaan sugidda ammaanka Muqdisho ciidammada Nabad ilaalinta Afirkaanka ah ee soo gaaray Muqdisho oo ay ugu horreeyaan Ugandese-ka. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites