Sign in to follow this  
General Duke

Madar-shoon : Puntland security forces clash with remnant Al Shabaab Attam wing..

Recommended Posts

Boosaaso:Dagaalo markale kasoo cusboonaaday Buuraleyda Galgala…(Warbixin).

13. august 2010

 

 

Boosaaso:(Allpuntland)-Ciidamada Amaanka ee dawlada Puntland & Malayshiyada uu hogaamiye Maxamed Siciid Atam ayaa saaka hiirtii waaberi markale ku dagaalamay Deegaanka Madar-shoon ee 18-km dhanka Galbeed Bari uga beegan Tuulada Galgala ee Gobolka bari.

 

Dagaalkan ayaa sida ay Wararku sheegayaan bilowday kadib markii Ciidamo katirsan kuwa Alshabaab ay weerar culus ku ekeeyeen Difaaca ugu shisheeye ciidanka Puntland ee Madar-shoon oo dhowr cisho kahor ay ciidanka dawladu lawareegeen,waxaana ay wararku sheegayaan in Weerarkaasi uu keenay Khasaaro badan oo labada dhinacba soo gaartay.

 

Goobjooge tagey goobta dagaalka oo Madax banaan ayaa APL usheegey in tiro kabadan 20-Ruux oo labada dhinacba isugujira ay dagaaladii maanta kudhaawacmeen,waxaana uu intaas kudaray in Dhimashadu aysan waxbadan ka yarayn islamarkaasna ay ku dhowdahay 16-oo labada dhinacba isugujira.

 

APL ayaa Xiriiro ay samaysay kadib waxay ogaatay in 6-Askari oo kamid ah Askarta Puntland oo joogay halkii saaka dagaalku dhacay ay geeryoodeen,sidoo kalena gabar kamid ah Kalkaaliyeyaashii dhanka Caafimaadka ee Askarta Puntland ayaa kamid ah Dadkii ku geeryooday goobta dagaalka,Waxaana Isbitaalka Boosaaso maanta lageeyey in kabadan 7-Askari oo kamid ah Ciidamada Puntland oo intabadan Dhaawacyadoodu fududyihiin.

 

Sidoo kale Waxaa dagaalkii maanta dhinaca Hogaamiye Atam ugu dhimatay 12-Askari oo kamid ahaa kuwii weerarka soo qaaday,halka tiro intaas kabadana la sheegey in iyagoo dhaawac ah ay ka carareen goobta dagaalka,Sida ay APL u xaqiijiyen Saraakiil katirsan Ciidamada Puntland waxaa goobtii Dagaalka saaka lagu arkay 10-kamid ah Ciidankii Hogaamiye Maxamed Siciid Atam oo meyd ah.

 

Dagaaladan ayaa imaanaya xili dagaalka u dhexeeya Ciidamada Dawlada Puntland & Koox ay dawladu rumaysantahay inay Xiriir dhow la leeyihiin Ururka Alshabaab ay buuraleyda gobolka Bari ku dagaalamayaan Todobaadkii Sedexaad,waxaana imika uu dagaalku isku bedelayaa mid Kudhufo oo ka dhaqaaq ah.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland claims raid success against Al-Qaeda linked militia

11 Aug 11, 2010 - 3:44:05 PM

 

MOGADISHU — Security forces from the Somali breakaway state of Puntland said Wednesday they had taken control of the last base used by Al-Qaeda-linked militants led by local warlord Mohamed Said Atom.

 

Puntland forces launched their assault on Sunday, nearly two weeks after a similar deadly offensive targeting the group of several hundred fighters led by Atom, who is on a UN Security Council watchlist.

 

The two sides briefly exchanged gunfire before the Islamists fled the village where they had been based near the Galgala mountains in northern Somalia, senior Puntland security officer Mohamed Abdirahman told AFP.

 

"We have taken control of the last base where the terrorist leader trained his militants and if God wills the war will soon be over after we arrest the militia commander," Abdirahman told AFP by phone.

 

Another security officer, Lieutenant Colonel Omar Abdulahi, said the Puntland forces had lost two soldiers during Wednesday's clashes and killed seven militants.

 

However, militant commander Abdikarin Ahmed Beynah denied the claim and said instead that his forces were besieging the Puntland troops.

 

"The enemy forces are trapped in the mountainous area where they encountered tough resistance and for the time being, I tell you they are in the middle of nowhere with our fighters besieging them," Beynah told AFP by phone.

 

"They lost many soldiers and many more will die in the course," he added, saying he was near the Galgala mountains.

 

Witnesses said residents had fled the fighting.

 

"Transport access is becoming difficult around Galgala and most civilians have fled but still there are some who are trapped in the area with the fighting still sporadically going on," said local resident Ali Nasir.

 

"All we can know so far is that Puntland forces are advancing on the strongholds of Atom and without encountering strong resistance," he added.

 

Copyright © 2010 AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites

Home

About

Contact Us / Nagalasoo xiriir

RSS Feed Home Boga Tacsida News in English Sport Wareysiyo/fikradaha warka “Waan Jabinay Maleeshiyaadkii Ka Haray Atam”Wasiirka Amniga Dawlada Puntland.

Posted by Ali on August 13th, 2010

Boosaaso(Puntlandi.com);- Wasiirka Amniga Dawlada Puntland Gen.Yuusuf Axmad Qayr oo goordhawayd Saxaafafa kula hadlay Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay cagta mariyeen firxadkii maleeshiyaadkii ku soo duulay Deeganada Dawlada Puntland.

 

Dagaalka saaka ayaa ka dhacay meel 30km ujirta Degmada Galgala waxaana weerar cabsi ku jirto ciidamada Dawlada Puntland ku soo qaaday maleeshiyaadkii laga sifeeyay Buuraha Galgala iyadoo qasaara aan badnayd soo gaaray ciidamada Dawlada Puntland.

 

Wasiirka ayaa sheegay in 2askari kaga Dhinteen Dagaalka Dhinacii la dagaalamayayna Qasaaro xoogan gaarsiiyen Deegaankii lagu dagaalamayna guud’ahaan lawareegeen Ciidamada Dawlada Puntland.

 

“Waxaa Duulaan aan Waynayn soo Qaaday Maleeshiyaad ku Dhuumaalaysanayay Buuro kamida Galgala jab ayaan ugaysanay Deegaankiina waxaa guud’ahaan lawareegay Ciidamada Dawlada Puntland wayna sii wadi doonaan sifaynta maleeshiyaadka.

 

Maxamed Siciid Atam oo ah horjoogaha Maleeshiyaadkaasi ayaa qirtay in uu ku jabay dagaalka waxaana uu cadeeyay in uu isaga baxay guud’ahaan degmada Galgala.

 

Ali Ahmed Abdi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Government forces in northern Somalia's stable Puntland region clashed with militants near Galgala town again, Radio Garowe reports.

 

Friday's clashes erupted after a group of militants attacked Puntland forces guarding a makeshift base at Madashon town, formerly a militant training base seized by Puntland forces earlier this week. Madashon is located 20km west of Galgala, the militants' former stronghold now under Puntland government control.

 

 

The militants, led by Mohamed Said Atom, who is on a U.N. Security Council watch-list, have been the target of a Puntland government offensive since last week.

 

At least 9 people were killed during the clashes, including two Puntland soldiers and 7 militants, according to security sources.

 

The fighting erupted after the militants opened fire on Puntland forces guarding the Madashon compound, sparking a deadly firefight where the militant attack was repelled and "many militants" were killed.

 

The militants are hiding out in a hilly forested area, as Puntland forces continue to hunt down them down.

 

Puntland's government has accused the militants of ties to Al Qaeda-linked Al Shabaab insurgents in southern Somalia, who are fighting to topple the Western-backed TFG in Mogadishu led by President Sheikh Sharif Ahmed.

 

Last week, the militants lost their main base at Galgala after government forces seized the town. Puntland officials say the Galgala militants take orders from Al Shabaab and are responsible for bombings and assassinations in Bossaso, Puntland's commercial capital along the Gulf of Aden.

 

Puntland declared regional autonomy under Federal Somalia in 1998 and has been relatively stable since. The region has a functioning government, with a civil service and elections, and its own security forces to uphold the law.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this