AYOUB Posted August 12, 2004 by Ducaysane on Wednesday, 11 August 2004, 00:35:47 GMT] Roob aad u weyn ayaa magaaladii Burco ka da'ay Xalay maqribkii saacadu markay ahayd 5:50pm ayaa roob aad u weyn ayaa magaaladii Burco ka da'ay oo dunidii qaboojiyey. Roobkaas oo socday mudo 30 daqiiqo ah oo watay onkod iyo hilaacba aad iyo aad ayaa loogu farxay. Markii danbena wuxuu kasii hilaacayey Galbeedka iyo Koonfur-Bari ee Burco. ma jiraan wax wara oo weli laga hayo meelihii uu helay iyo meelihii aanu helin. Ilaa hadda maan maqal wax qasaare weyn ah oo roobkaasi geystey laakiin waxaa si xad dhaaf ah u soconaysey toggii halkaas oo baabuur (cars) badani ka bixi kari waayeen oo dhex fadhiisteen. Anigu waxaan arkay ilaa laba baabuur oo dhex yaalay toggaas. Source: Somalilandfuture. ................ Had to share the big news and great journalism Quote Share this post Link to post Share on other sites
W.D. Posted August 12, 2004 Mansha Allah!!! Now let's pray for Sool, Sanaag, Nugaal etc. whom are even in a worser period. Quote Share this post Link to post Share on other sites